Sunday, January 25, 2026
Howlgalka Israa’iil ayaa wali ka sii socda magaalooyin kala duwan oo ku yaala Marinka Gaza iyadoo ay tahay maalintii 120-aad ee dagaalka. Diyaaradaha Israa’iil ayaa...
Mareykanka ayaa qaaday duqeymo dhanka cirka ah oo lala beegsaday 85 bartilmaameed oo lala xiriirinayo Iran Ciraaq iyo Suuriya. Pentagon-ka ayaa xaqiijiyay in ay uga...
Laga bilaabo 1da Jannaayo 2024, qiimaha lacagta caadiga ah ee carruurta da'doodu u dhaxayso 6 iyo 18 ayaa la kordhiyay sida ay ku dhawaaqday...
Wasiirrada arrimaha gudaha ee Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa ballan qaaday inay sii wadi doonaan ka wada shaqaynta la dagaalanka tahriibka, kulan ay yeesheen Talaadadii...
Shirkada SJ ayaa joojisay tigidhada dib loo bookin-gareysan karo - in muddo ah oo soo socda. - Waa hakin ku meel gaar ah sababo farsamo...
Waxaa lagu wargelinayaa  dhammaan Soomaalida ku dhaqan waddamada Netherland, Belgium iyo Germany inuu socdo abaabulka bannaanbax ballaaran oo ka dhici doono Magaalada Denhaag ee...
Ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa sheegay inay badda madow ku quusiyeen markab dagaal oo kale oo uu Ruushku leeyahay. Wasaaradda difaaca ayaa sheegtay in...
Waxaa shalay iyo xalay sii xoogeystay dadaallada caalamiga ah ee loogu jiro sidi loo heli lahaa xabad-joojin kale oo ka hirgasha Marinka Gaza, xilli...
Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii shalay ku eedeysay malleeshiyo ku sugan Ciraq oo ay taageerto Iran, in ay ka danbeeyaan weerar loo adeegsaday diyaaradaha dhulka...
Diyaarad dagaal oo nuuceedu yahay F-16 ayna leeyihiin ciidamada milatariga ee dalka Mareykanka ayaa saakay oo Arbaco ah ku bur burtay xeebaha galbeed ee...