Shir jaraa'id oo maanta qabatay Dowlada ayaa lagu shaaciyay Lacag gaareysa 20 billion oo Dowlada ku maamgalineyso Caafimaadka iyo Daryeelka goobaha waayeelka Lacagtaasi iyo...
Hal qof ayaa ku dhintay 7 kalena waa lagu dhaawacay toorey xilli dambe oo habeenimadii xalay goob mashquul badan oo habeenkii lagu caweeyo oo...
Turkiga ayaa dhoolatus milatari oo socon doona muddo shan maalmood ah ku qaban doona badda, berriga iyo hawada - iyadoo lagu qaban doono bartamaha...
Wasiirka waxbarashada Faransiiska Jean-Michel Blanquer ayaa sheegay Jimcihii in 22 iskuul loo xiray sababo la xiriira kiisaska COVID-19.
Maaddaama in ka badan 12 milyan oo...
Wasiirka cadaalada Norwey Monica Mæland oo shir jaraaid qabatay ayaa ka codsatey dadka noorwiijiga ah inay guryahooda iska joogaan oo aysan u gudbin xadka...
Ra'iisul wasaarihii hore ee Talyaaniga ayaa la dhigay isbitaal si xaaladiisa looga taxadaro sida laga soo xigtay xisbigiisa midig-dhexe ee Forza Italia. Saacado ka...
Sida ay ku waramayaan warbaahinta gudaha siyaasiga Rasmus Paludan oo ku caanbaxay islaam naceybka ayaa qorsheenaya in markale uu rabshado ka sameeyo Sweden gaar...
Shan carruur ah ayaa meydadkooda laga helay guri ku yaal galbeedka Jarmalka goor dhow booliska ayaa u sheegay, warbaahinta maxalliga ah in caruurta ay...
Wargeyska qaabka maadeysiga wax u qora ee kasoo baxa Faransiiska ee Charlie Hebdo ayaa dib u daabacay sawir gacmeed laga sameeyay Nebi Maxamed (NNKH),...
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan ayaa ku sugan wadanka Germalka halkaasi oo la filayo in uu kulamo kulmo dhigiisa Germalka Angele Markel.
Kulanka labada dhinac...














