Friday, April 10, 2026
Kumanaan kun oo dadka u ololeeya ka hortaga ilmo soo ridka ayaa isugu soo baxay jidadka dalka oo dhan Dalka Argantin si ay uga...
Sida ay muujineyso warbixinada ay soo saareen Booliska Dalka waxaa sanadkan 2020 uu noqday sanadka ugu toogashada badan wadanka iyadoo 43 qof lagu toogasho...
doorashada ka dhacay Caasimada Oslo ee Dalka Norway waxaa lagu doortay Ubax Cabdullahi aadan oo ah gabar somali ah kuna nool dalkaasi taasi oo...
Gobolka Norrbotten ayaa ka war helay warqad been abuur ah oo loo diray dadka ku nool Luleå. Warqadda, oo lagu cadeeyay inay ka timid FHM,...
In ka badan 60 qof ayaa lagu xiray magaalada London iyagoo lala xiriirinayo dibadbaxyo looga soo horjeedo xayiraadaha Ingiriiska ee looga hortagayo corona. Sida laga...
Wasiir Danish ah ayaa aad uga caraysiiyey Muslimiinta dalkaasi kaddib markii uu soo jeediyey in Imaamyada iyo hogaamiyeyaasha bulshada Muslimku ay taageeraan wax uu...
Ilaa saqbadhkii habeenkii Sabtida, wadar ahaan 35,193 qof oo qaba cudurka koorna ayaa laga diiwaan geliyey Norway. Taasi waa kororka 445 kiis oo la diiwaan...
Dukaamada Wadanka Sweden qaarkood ayaa qiimaha alaabta ay iibiyaan ku sameeya dalacaad ka hor inta aan la gaarin maalinta jimcaha madow oo alaab badan...
Xaalada Corona ee Wadanka sweden waxay keentay iyo shaqooyin badan ee meesha ka baxaan waxana shaqooyinkaasi ay saameyn ku yeesheen dhalinyaro badan kuwaasi oo...
Hay'adda Socdaalka Dalka Sweden ayaa soo saartay qiimeyb Cusub oo ku aadan Qaxootiga Suuriya iyadoo wax laga badalay sharciyo horay u jiray oo ku...