Friday, April 10, 2026
cabsi laga qabo talaalka la filayo in uu ka bilowdo dalka Sweden ayaa keentay in dad badan oo wadanka ku sugan in ay ka...
Mustafe Xasan waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool Dalka Norway kaasi oo sharciga laga ceshtay isla markana lagu amray in uu dalka isaga...
Marian Abdi Hussein oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya ayaa gashay booska labaad ee Musharixiinta Xisiga SV uga tartamaya Caasimada Oslo oo magaalo...
Ilmo yar oo sagaal bilood jira iyo haweeney 73 jir ah ayaa ka mid ah 15 qof ka dib markii nin 51 jir ah...
In kasta oo ay hadda hartay bil keliya marka ugu danbeysa ee Boqortooyada Midowday ay ka baxeyso Midowga Yurub , haddana wadanka Ingiriiska iyo Midowga Yurub weli ma aysan ku...
Haweeney 70 jir ah oo ku nool magaalada Stockholm ayaa la xiray iyadoo looga shakisan yahay inay wiilkeeda xirtay 28 sano, ilaa yaraantiisii.  Markii gabar...
Booliska Sweden ayaa tuhunsan in koox ka mid ah ardayda dugsiga sare ee Östersund ay si ula kac ah isugu dayayaan inay cudurka qaadaan...
Dowladda Faransiiska ayaa dooneysa inay dib u qorto sharciga mamnuucaya muuqaalka saraakiisha.   Dowladda Faransiiska ayaa laashay sharciga, kaasoo mamnuucaya cajaladaha laga duubay ficilada saraakiisha booliska, afhayeen u hadlay madaxweynaha...
Nordea iyo Danske Bank labaduba waxay dhaleeceeyeen kala kulmeen hayadda kormeerka maaliyadeed ee deenishka - ka dib markii dhawr jeer kormeer lagu sameeyay labada...
Xisbiga Centerpartiet ayaa sheegay inuu "maya" ugu codeyn doonaan wax ka bedelka sharciga Dugsiga sare ee la xiriira dhalinyarada aan la wehelin ee dhamaystay...