Saturday, April 11, 2026
Moderaterna ayaa dowladda ka dalbanaya in shaqaalaha goobaha daryeelka caafimaadka cadaadis lagu saaro si ay isaga tallaalaan cudurka covid-19. Qofkii diida tallaalka waa inuu shaqo...
Sweden weli waxaa laga diiwaan gelinayaa tiro aad u tiro badan oo dhimashada Corona ah Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta oo Jimce ah shaacisay...
Dowlada Sweden gaar ahaan baadhayaasha Loo xilsaaray Sharuudaha Luuqada ee Dadka Dalbanaya Dhashada ayaa maanta lasoo saaray iyadoo Imtixaanka la bilaabayo Sanadka 2025 dhanka...
Maamulka caafimaadka ee Uppsala ayaa ku wargaliyay Hay'ada daawooyinka ee Iswiidhan geerida qof waayeel ah oo ku dhintay guri gaar ah oo loogu talagalay...
Dowlada Mareykanka ayaa soo saartay amaro cusub oo lagu soo rogay dhamaan dadka tagaya dalkaasi ee isugu jira muwaadiniinta iyo sidoo kale dadka kale...
Dalka Talyaaniga, waxaa la diiwaan geliyey 14,242 qof oo kale oo uu ku dhacay cudurka loo yaqaan 'coronavirus', halka 616 ay u dhinteen cudurka. Sida...
Tirada dadka qaatay tallaalka Corona ee Iswiidhan waxay gaareen ugu yaraan 80,000 oo qof. Ma jiraan wax dhibaato ah oo ka soo gaartay gobolka hirgelinta...
Xafiiska dacwad soo oogaha guud ee Sweden ayaa soo jeediyay in la ganaaxo 2000 oo karoon oo ah ku xad gudubka sharciga ku meel...
1,387 magangalyo doon ah ayaa Norwey yimid sanadkii 2020, marka loo eego tirooyinka hordhaca ah ee ay soo saartay UDI . Tani waa hoos...
Qeybo badan oo ka mid ah Iswiidhan waxaa ka socda duufaan baraf ah oo la filayo in ay sii kordhaan inta lagu jiro isniinta...