Home Wararka Caalamka Dhimashada Corona ee Dalka Talyaaniga oo Mareysa 80,000 kun oo Qof

Dhimashada Corona ee Dalka Talyaaniga oo Mareysa 80,000 kun oo Qof

0

Dalka Talyaaniga, waxaa la diiwaan geliyey 14,242 qof oo kale oo uu ku dhacay cudurka loo yaqaan ‘coronavirus’, halka 616 ay u dhinteen cudurka.

Sida ay Shaacisay Wasaaradda Caafimaadka ee Talyaaniga oo Qoraal soo saartay.

Guud ahaan 79,819 qof ayaa u dhintey viruska tan iyo markii uu bilowdey cudurkan bishii Febraayo ee sanadkii hore.

Kaliya Ingiriiska ayaa ka sarreysa Talyaaniga tirada dhimashada Corona ee Qaarada Yurub.

Taliyaaniga ayaa hada ku jira Xayiraado dheeraad ah oo la saaray Dadka Shacabka mana jirto isbadal ku yimid heerka Corona oo sii Kordhaya.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here