Thursday, June 25, 2026
Imaaraatka Carabta ayaa sameeyay isbaddal u ogolaanaya dalkan ku yaalla Khaliijka in uu dhalasho siiyo maalgashadeyaasha iyo xirfadlayaal kale oo ay ku jiraan saynisyahannada,...
Tiro badan oo ka mid ah magaalooyinka Faransiiska waxaa ka dhacay banaanbaxyo looga soo horjeedo sharciga cusub ee amniga ee ay soo jeedisay dowladda. Haddii...
Xisbiyada FRP iyo SV waxay si wada jir ah u soo bandhigeen soo jeedin ah in la kordhiyo lacagta hawlgabka ee ugu yar. Waxay...
:Khubarada saadaasha hawada ayaa saadaaliyay in cimiladu ay aad qanow u ahaandoonto guud ahaan Sweden dhamaadka usbuucaan, iyo in qabowga caadiga uu dhamaan doono...
Dawladda Norway waxay soo jeedisay in dadka qaata lacagta shaqo la'aanta ee, laga bilaabo 1 Noofambar 2020, ay gaareen muddada ugu badan ee lacagta...
Madaxweynaha dalka Bariga Afrika ee Tansaaniya, John Magufuli, wuxuu aaminsan yahay in ilaahay ka ciribtiray waddanka coronavirus. waxa uu ka hadlay aragtida uu u leeyahay tallaalka corona...
Dowladda ayaa ku dhawaaqday wax ka beddello gaar ah oo ku saabsan go'aanka lagu mamnuucayo safarka Sweden ee ka imanaya Boqortooyada Ingiriiska, Norway iyo Danmark. Laga bilaabo...
Hooyo Somaliyed iyo Dowlada Norway qeybteeda qaabilsan Xanaanada Caruurta ayaa mar kale waxay dacwad ku dhex-mareysaa Maxkamada sare ee Yurub. Kiiskan ayaa quseeya wiil ay...
Dhaqtar ka tirsan dhaqaatiirta Goteborg ayaa laga ceyriyay shaqadii uu ka hayay Isbitaalka Södra Älvsborgs, ka dib markii lagu eedeeyay inuu soo saaray shahaadooyin...
Dowladda Finland waxay ku dhawaaqday hirgelinta xayiraado cusub oo laga soo rogay waddanka saqdii dhexe ee xalay. Xayiraadaha waxaa ka mid ah kuwa ka...