Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday inay kordhin doonto xayiraada lagu soo rogay cabitaanka khamriga ee makhaayadaha iyo baararka wixii ka dambeeya sideeda fiidnimo...
Booliska Denmark waxay xireen 7 qof oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen hal ama in ka badan oo weeraro argagixiso ah .
Dadkan ayaa lagu soo qabtay hawlgal boolis...
Barlamaanka Dalka Norway ayaa isku raacay in dib loo dhigo go'aanada Tarxiilka ee Hey'ada UNE ku sameyso dadka Qaxootiga ee ku nool Dalka kuwaasi...
Tirakoobka Xafiiska Shaqada ee bishii Janaayo ee la soo dhaafay wuxuu muujiyay in 179 kun oo qof ay shaqo la'aan ahaayeen 12 bilood ama...
Qofka shaqo la’aanta ah mudo dheer wuxuu heli doonaa gunno dhan 2500 karoon muddo 18 bilood ah haddii uu shaqo helo
Xisbiga muxaafidka ayaa maanta...
Hubinta in maaskaro ay si fiican ugu xirantahay wajiga iyo adeegsiga laba waji waxay u badan tahay inay si weyn hoos ugu dhigeyso soo-gaadhista...
Ku dhowaad 19,500 oo ajaanib ah ayaa qaatay dhalashada Norway sanadkii 2020. Taasi waxay ka badan tahay 6,300 sanadkii ka horeeyay.
Inta badan dadka qaatay...
Xiddigii hore ee NBA Stephen Jackson ayaa baraha bulshada ku shaaciyay inuu qaatay diinta Islaamka, isagoo uga mahadceliyay tageeraha heesaaga Mareykanka Tone Trump taageeridiisa...
Hay'adda laanta socdaalka waxay saadaalisay in tirada magangalyo doonka Sweden ay sanadkan waxyar ka badnaan doonto sanadkii hore. Waxay sidoo kale filaysay in tirada codsiyada...
Sweden ayuu yimid 2002 si uu u sugo ku dhowaad labaatan sano ka hor inta uusan helin degenaanshaha .. Marka la soo koobo, tani...















