Booliiska magaalada Heidelberg ee Koonfur-galbeed ee Jarmalka ayaa maanta oo Isniin ah sheegay inay hawlgal ballaaran ka wadaan jaamacadda magaaladaas, kaddib markii afar qof...
Sannadkii 2021, in ka badan 10,000 oo warbixinno booliis ah ayaa lasoo saaray kuwaasi oo la baadi goobayo kaddib markii ay heleen go'aan masaafurin,...
Laga bilaabo Febraayo 4, sharci cusub ayaa ka bilaabanaya Austaria , dadka diida in la tallaalo ayaa bixinaya ganaax gaaraya 3,600 euros ($ 4,100) laga...
Dhowr kun oo qof ayaa isugu soo baxay bartamaha Stockholm si ay uga mudaaharaadaan cadeymaha tallaalka ee lagu xirayo dadka.
Waxaa mudaaharaadka soo qabanqaabiyay ururka...
Maxkamad ku taalla dalka Belgium ayaa nin u dhashay dalka Vietnam ku xukuntay 15 sano oo xarig ah kaddib markii lagu helay inuu ahaa...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa ka digay "cawaaqib wayn" haddii ay dhacdo weerar kasta oo milatari Ruushku ku soo qaado Ukraine,...
Hay'adda caafimaadka dadweynuhu waxay ku talisay in dadka qaangaarka ah ee qaba difaac la'aantu ay qaataan qiyaasta afraad ee tallaalka Corona saddex ilaa afar bilood ka dib...
Todobo muhaajiriin ah ayaa laga helay dhabarka dambe ee gaari xamuul ah magaalada Bremen Arbacadii. Muhaajiriinta ayaa dhamaantood da’doodu u dhaxeysay 15 ilaa 25 sano...
Austria waxay go'aansatay inay ku soo rogto tallaalka corona ee qasabka ah dhammaan dadka ka weyn da'da 18 jir. Golaha Shacbiga (Baarlamaanka) ayaa cod aqlabiyad ah shalay...
Ruushku wuxuu bilaabay inuu ciidamo u diro Belarus si ay u sameeyaan dhoolatus milatari oo wadajir ah. Laakin Lithuania ayaa ku qanacsan in xoogaggu ay dhab ahaantii damacsan yihiin...














