Diyaaradaha Ruushka ayaa xalay duqeymo ka geystay magaalooyin ku yaalla bariga iyo bartamaha dalka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiisha Ukraine.
Magaalooyinka Sumy iyo Okhtyrka ee...
Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in xoogaa horumar ah laga gaaray wada-hadallada waxa loogu yeero marinnada bini'aadantinimada kulankii maanta ay yeesheen dhanka Ruushka.
Rajada ayaa ah...
Haddii Ukraine ay noqoto dhexdhexaad, una aqoonsato Crimea Dhul kamid ah Dalka Ruushka Markaasi Ruushku wuu joojin doonaa dagaalka, sida laga soo xigtay Kremlin.
"Waxaan...
Inkastoo Horay loo baahiyay Maanta Saacada markay aheyd 15:00pm Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm waxaa laga maqlay Codka Digniinaha marka uu Dagaal soo socdo.
Codka...
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Anne Linde ayaa ku boorisay muwaadiniinta Swedishka ah inaysan u safrin Ruushka sababo la xiriira xaaladda ammaan ee gobolka oo khatar ah oo lama...
Ruushka ayaa ballan-qaaday xabbad-joojin laga dhaqan-geliyo dhowr magaalo oo Ukraine ah, oo ay ku jiraan Kyiv iyo Kharkiv, si dadka rayidka ah loo siiyo...
Dowlada Ruushka ayaa digniintii ugu horeysay u dirtay Dalalka Diriska la'ah Dalka Ukraine.
Digniinta Ruushka ayaa ku aadan in Moskow ay Tilaabo Qaadeyso Hadii Ukraine...
Garoonka diyaaradaha ee dadka rayidka ah ee ku yaalla bartamaha magaalada Vinnytsia ee dalka Ukraine ayaa lagu burburiyay gantaallo uu Ruushku riday Axaddii, sida...
Hub laga keenay dalka Sweden ayaa maanta oo Axad ahayd soo gaaray dalka Ukraine, sida uu sheegay taliyaha difaaca Sweden.
-Alaabta loo dhameestiray. Qalabkii iyo...
Xaalad adag ayaa ka jirta Dalka Ukraine halkaasi uu Ruushka ku qaaday dagaal xoogan isla markana ah midkii ugu weynaa ee soo mara Yurub...













