kadib Qul Qulkii Qaxootiga ee sanadkii 2015 waxa uu saameyn xoogan ku yeeshay dad badan oo xiligaasi fursad u helay inay si fudud ku...
Qiimaha saliidda ayaa aad hoos ugu dhacay ka dib markii wasiir ku xigeenka difaaca ee Ruushka uu sheegay inay "aad u dhimi doonaan" weerarrada...
Wadahadallada u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta oo Talaadada ka furmay Istanbul sida uu sheegay xubin ka tirsan wafdiga Ukraine.
- Natiijooyinka kulanka maanta...
Madaxweyne Joe Biden ayaa xaqiijiyay in Mareykanka uu qaabili doono 100,000 kun oo qaxooti ah oo ka imaanaya Ukraine.
-Dhammaan dalalka dimuqraadiga ah ee dunidu...
Isniintii, wasiirada arrimaha gudaha ee Midowga Yurub ayaa kulan ay yeesheen kaga hadlay dagaalka Ukraine iyo qulqulka qaxootiga. Wasiirada ayaa isku raacay qorshe looga hortagayo...
Haweenay indhool ah oo beri hore dhimatay ayaa saadaalisay in Ruushku uu ku duuli doono Ukraine iyo weerarradii 9/11 ayaa sheegtay in Vladimir Putin uu noqonayo ‘Odayga Adduunka’.
”Dad badan ayaa...
Ergooyin ka socda Ruushka iyo Ukraine ayaa Isniinta ama Talaadada ku kulmi doona Istanbul si ay dib u bilaabaan wadahadallada heshiis nabadeed.
Axadii, madaxweynaha Ukraine...
Qof ayaa toogasho loogu geestay xaafadda Vasastan ee magaalada Stockholm. Warar ay heshay warbaahinta ayaa sheegaya in dhibbanaha la dhaawacay xilli uu ku sugnaa...
Xisbiyada Dalka Germalka gaar ahaan kuwa dowlada qeybta ka ah ayaa gaaray heshiis cusub oo lagu caawinayo dadka ku nool Dalka.
Dadka Shaqeeya ayay dowlada...
Ciidamada Ruushka ayaa sida muuqata isku dayaya inay hareereeyaan ciidamada dowladda ee ku sugan bariga Ukraine, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Britain.
Waxaan ka...














