Sunday, February 1, 2026
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ka degay dalka Turkiga isagoo halkaasi kula kulmidoona Masuuliyiin Ruushka ah. Maanta oo Khamiis ha ayuu...
Qorshaha Poland ay ku dooneysay in diyaaradaheeda dagaalka ee MIG-29 ay ugu wareejiso Ukraine iyadoo la sii marinayo saldhigyada Mareykanka ayaa waxaa diiday Mareykanka. Xoghayaha...
Labo nin ayaa lagu dilay magaalada Täby ee waqooyiga magaalada Stockholm. Sida laga soo xigtay bogga booliska, mid ka mid ah ragga ayaa laga helay...
Ra’iisul wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson, ayaa tixgelisay in dagaalka Ukraine uu galay marxalad aad u fool xun. Hadalka Andersson ayaa yimid ka dib kulankii maanta...
Mas'uuliyiinta Ruushka ayaa ka digaya in "xaalad khatar ah" ay iman doonto haddii Poland ay u geyso Ukraine diyaarado dagaal oo uu sameeyay Soofiyeedka...
Shiinaha ayaa go'aansaday inuu gargaar bini'aadantinimo u diro Ukraine wax ka yar 7 milyan oo Sek Dalkan ayaa mar kale dhaleeceeyay cunaqabataynta reer galbeedka...
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay suurtagalnimada in la joojiyo gaaska loo dhoofiyo Midowga Yurub iyada oo loo marayo dhuumaha Nord Stream 1. Dhuuntan ayaa dhererkeedu dhan...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa ku dhaleeceeyayreer galbeedka inay uga baxeen balan-qaadkii ahaa inay ka difaacaan Weerarka Ruushka. Waxa ay ahayd 13 maalmood oo aanu...
Saaka, dalka Sweden ayaa laga diiwaan geliyay sare u kac cusub oo ku yimid qiimaha shidaalka, kaasoo ku saabsan saameynta isbeddelka ku yimid qiimaha saliidda...
Dowladda Sweden ayaa diiday in la bilaabo dood ku saabsan ka mid noqoshada Iswiidhen ee NATO, iyadoo Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson, kulan ay la...