Sunday, February 1, 2026
Wadahadallada u dhexeeya wakiilada Ruushka iyo Ukraine ayaa la hakiyay iyadoo dib loo bilaabayo Talaadada, sida ay sheegeen maamulka Kyiv. Ilaa hadda, lama oga nuxurka...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa mar kale ugu baaqay NATO inay xirto hawada dalka. Haddii kale, gantaalada Ruushka ayaa ku soo dhici doona dhulka NATO,...
Ruushka ayaa Shiinaha waydiistay gargaar militari iyo taageero dhaqaale tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka. Ruushka ayaa taageero dhaqaale...
Xarafka “Z” ayaa ka muuqda gaadiidka dagaal ee ay wataan Ciidamada Ruushka ee ku duuley dalka Ukraine, waxaana ay dadka qaarkood xitaa ku misaaleen Swastika-dii ay siteen Ciidamadii...
Lataliyaha Amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa uga digay Ruushka in ay weerarto dhul ka tirsan NATO, wuxuuna sheegay in haddii ay taasi dhacdo...
Lataliyaha dhanka amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa sheegay in dilka weriyaha Mareykanka ee Ukraine ay cawaaqib ku yeelan doonto Ruushka. - Sida cad tani...
Warbixin cusub oo ka soo baxday sarkaalka Ruushka Sergei Belyaev, wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa cusboonaysiisay digniinta ka dhanka ah Sweden iyo Finland inay...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa sheegay inuu u furan yahay inuu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin kula kulmo Israa’iil. Laakin waa hadii ay jirto xabad joojin. Ra'iisul...
Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa Sabtidii sheegay in ay hal maalin gudaheed dil toogasho ah ku fuliyeen 81 qof oo lagu helay dambiyo argagixiso. Taasi waa in...
Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa Dhismaha Xaruumo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga ka imaanaya Dalka Ukraine. ku dhawaad 200,000 kun oo Qaxooti kana...