Booliska Iswiidhan ayaa go'aansaday in uu soo bandhigo hannaan cusub oo ku saabsan ballan-qaadka taariikhda cusboonaysiinta baasaboorka , taas oo dadka ku adkeynaysa in ay ballansanaadaan...
Wasiirka guryeynta Sweden Johan Danielson ayaa maanta helay natiijada baaritaanka dowladda ee ay dowladdu billowday si ay amaah ugu siiso kuwa iibsaday guri markii ugu...
Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa sheegtay in dalkeedu uu go’aan ka gaari doono xubinnimada NATO gu’ga, ka dib markii dowladda iyo baarlamaanka ay...
Midowga Yurub ayaa cambaareeyay Ruushka ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in dad rayid ah lagu dilay Butsja, oo ka baxsan Kyiv. Ururka...
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Poland ayaa aaminsan in Faransiiska iyo Jarmalku ay aad isugu dhow yihiin Ruushka, wuxuuna dhaleeceeyay hab-dhaqanka dowladda Jarmalka ka hor...
Sirdoonka Sweden, Säpo, ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ajaanibka ah, ee loo aqoonsan karo khataraha ammaanka, ay weli dalka ku sii kordhayaan.
Sida...
Lix qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ugu yaraan sagaal kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday bartamaha magaalada Sacramento ee gobolka...
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday Khamiistii in ay bixin doonto dookh saddexaad oo dhanka jinsiga ah oo la yiraahdo ‘X’ oo...
Wadahadallada lala yeelanayo Ukraine ma fududa, balse waxa ugu muhiimsan ayaa ah inay sii socdaan, ayuu yiri afhayeenka Kremlin-ka sida ay sheegtay wakaaladda wararka...
Seyga Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Ukraine Olga Stefanishyna ayaa la sheegay in lagu dilay weerar ay geesteen Ciidanka Ruushka.
Lesia Vasylenko, ayaa ku jirta Golaha...















