Xulafada Madaxweynaha Ruushka, Madaxweynaha Jejniya Ramzan Kadyrov, ayaa xaqiijiyay muuqaalkiisii ugu dambeeyay saaka oo Isniin ah, in ciidamadiisu "ay weerari doonaan magaalo xeebeedka go'doonsan...
Ali Harbi Ali oo ah 26 jir Soomaali ah ayaa maanta lagu helay dambi ah inuu dilay xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa baarlamanka...
Afhayeenka Kremlin -ka Dmitry Peskov ayaa sheegay in balaarinta Ururka NATO ee Waqooyiga Atlanta aysan wax ka tari doonin xoojinta amniga Yurub. Sida laga soo xigtay Interfax Ruush.
Hadalka Peskov...
Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ku hogaaminaya wareegii koowaad ee doorashada madaxtinimo ee Faransiiska isagoo helay 28% codadkii la dhiibtay oo ay ku xigtay musharaxa...
Majaladda American Forbes ayaa dhawaan daabacday warbixin ay kaga hadlayso dadka ugu qanisan adduunka. 2,668 bilyaneer ee ku jira liiska sanadkan 2022, waxaa jiray dumar...
Siyaasi miisaan culus ku leh dalka Finland ayaa sheegay in wasiirka gaashaandhigga Sweden uu u furay isbahaysi difaac oo dhex mara labada dal ee...
Emmanuel Macron ayaa la filayaa in uu helo taageero boqolkiiba 28.1 wareegga koowaad ee doorashada madaxtinimada ee Faransiiska. Marine Le Pen ayaa saadaasha ka...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 10 April.
* Duulaanka Ruushka waligiis looguma talagalin inuu ku ekaado...
Ra'iisul wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa xilka ka dagaya. Ka dib dhowr todobaad oo riwaayado siyaasadeed ah, mucaaradku waxay ku guulaysteen aqlabiyadda codka kalsoonida...
Midowga Yurub ayaa daabacay liis madow oo ay ku jiraan in ka badan 200 oo qof, oo ay ku jiraan labada gabdhood ee Vladimir...















