Saturday, January 31, 2026
Ruushku wuxuu ka digay, maanta mar kale cawaaqibka ka iman kara Finland iyo Sweden ku biirista Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic. “Ruushka waxa uu digniino kala...
Hay’adda doorashooyinka Sweden ayaa xaqiijisay inay codsi ka heleen xisbiga midigta fog ee Stram kurs iyo hoggaamiyaha xisbiga Rasmus Paludan oo ku saabsan rabitaankooda ku aaddan...
Sweden ayaa ku celisay taageerada ay siiso Falastiin iyo horumarinta xiriirka labada dal, tani waxay ku soo beegantay xilli wasiiradda arrimaha dibadda Ann Lindy ay ku...
Ukraine ayaa sheegtay in ay Ruushka kula heshiisay in la sameeyo marin qaxoonti si dadka rayidka ah ay uga baxaan Mariupol oo ay dagaaladu...
Booliska Sweden ayaa xeer ilaalinta u gudbiyay magacyada 18 qof oo looga shakisan yahay inay dambiyo galeen kadib rabshadihii ka dhacay magaalada Linköping inta lagu...
Madaxweynaha Midowga Yurub Charles Michel ayaa subaxnimadii Arbacada booqasho ku tagay caasimadda Ukraine, halkaas oo uu kula kulmi doono madaxweyne Volodymyr Zelensky. - Maanta Kyiv...
Booliiska dalka Sweden ayaa soo bandhigay shuruudo cusub oo ah in ballan lagu qabto qaadashada baasaboorka ama warqadda aqoonsiga. Sida ku cad shuruudahaas, ballamaha waxaa lagu...
Ukraine ayaa heshay diyaarado dagaal iyo qaybo ka mid ah qalabka si ay u xoojiyaan ciidamada cirka, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Maraykanka. Si...
Waxaa mar kale lasoo gaaray waqtiga la Cusbooneysiinayo Daganaanshaha Dalka Sweden iyadoo sanadkii hore ay jireen Dad badan oo helay Sharciga oo kumeel gaar...
Paracetamol-ka loo isticmaqlo xanuun-jebinta wuxuu carqaladayn karaa korriinka maskaxda iyo awoodaha, sida ay muujisay daraasad cusub oo lagu sameeyay jaamacadda Uppsala. Daraasada inta ay socotay...