Thursday, March 26, 2026
Hoggaamiyaha xisbiga SD Jimmy Okesson ayaa ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ku eedeeyay “in ay si badheedh ah u burburisay Sweden”. Andersson waxay nafteeda u hurtay inay burburiso dal...
Qof ayaa ku dhaawacmay ka dib markii ay booliisku ku toogteen waddo ku taalla bartamaha Huediksvall. Booliiska ayaa xiray goobta laga dukaameysto ee ganacsiga...
Qiimaha karoonka Iswiidhishka marka loo eego doolarka wuxuu hoos u dhacay 16 OR, isagoo noqday 10.5 krone halkii dollar. Waa qiimihii ugu hooseeyay ee krone marka loo eego dollarka...
Muwaadin Iswiidhish ah oo loo aqoonsaday inuu yahay calooshood u shaqeyste ayaa lagu qabtay Warshada birta ee Mariupol ee Dalka Ukraine. Xogta ku saabsan calooshood...
Wasiirka maaliyadda ee UK iyo wasiirka caafimaadka ayaa xilka isaga tagaya iyaga oo ka mudaaharaadaya hoggaanka ra’iisul wasaare Boris Johnson.  Fariinta ayaa lasoo dhigay Twitter...
Ra’iisul wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa booqatay magaalada Botga ee dalka Ukraine , taasi oo ku taal meel ka baxsan caasimadda dalkaasi ee Kiev.  Sidaasi...
Wiil dhalinyaro ah ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday degmada Vallby ee magaalada Västerås. Wiilkan oo da’diisu u dhexeyso 12 ilaa 17 sano jir ayaa...
Faransiiska ayaa 35 carruur ah iyo 16 haween ah ka keenay laba xero oo ku yaalla waqooyiga Suuriya, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda...
Hab-maamuuska in Iswiidhan lagu daro NATO waxaa saxiixay dhammaan 30-ka waddan ee NATO, sida uu sheegay TT. Ka dib marka ay saxeexaan borotokoolka wadamada xubnaha...
Guddoomiyaha xisbiga M Ulf Kristerston ayaa ammaanay xisbiga Sverigedemokraterna (SD), isagoo khudbad ka jeediyay Isbuuca Almedalen . “ma jiro xisbi la mid ah SD oo...