Friday, March 27, 2026
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in wadanku uu siinayo Taiwan xirmo hub ah oo ku kacaya $1.1 bilyan. $665 milyan ayaa...
Dowladda Iswiidhan ayaa soo jeedisay in wax laga beddelo sharciga si loo waafajiyo sharciga Iswiidhan xeerarka xuduudaha Midowga Yurub iyo fiisaha. Sharciga Cusub ayaa ah...
Dawladda Australia waxay soo dhawaynaysaa 35,000 oo muhaajiriin dheeraad ah sanadkan si ay wax uga qabtaan shaqo yaraan. Sidaas awgeed, 195,000 oo muhaajiriin ah ayaa...
hadalkii dhawaan ay jeedisay Raisal Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa dood ka abuuray dalka sweden waxana durba jira siyaasiyiin ku dhawaaqay inay ka baxeen...
Qof kasta oo dalbada shatiga darawalnimada cusub, laga bilaabo 1da Sebtembar, wuxuu heli doonaa mid wata naqshad cusub. Iyadoo kuwa hore lagu badalayo. - Naqshadaynta...
Dalka Iswiidan waxaa ka jirta gabaabsi ba'an oo dhanka darawallada ah, sida lagu sheegay baaritaan ay sameeyeen ururka Taxi-ga oo ka wakiil ah sida...
Dowladda Ukraine ayaa kula talisa dadka ku sugan goobaha ay colaaduhu ka socdaan ee bariga iyo koonfurta dalkaasi inay isaga cararaan ka hor inta...
Wasiirada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa Talaadii kulan ku yeeshay caasimadda dalka Czech ee Prague, iyagoo ka wada hadlay dagaalka ka socda Ukraine...
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa sheegay Sweden qaabisho Qaxootiga ugu badan ee Yurub xisbigu waxa uu soo bandhigay 30 hindise oo lagu adkaynayo sharciyada magangelyodoonka. Xisbiga Sverigedemokraterna...
Wasiirka soo galootiga iyo isdhexgalka Anders Ygeman ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga Sooshal dimuqraadiga uu doonayo in uu ku soo rogo shuruud mushaar...