Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlin ayaa saaka bilaabay la tashigiisa ku aaddan soo dhisida xukuumadda cusub isagoo la kulmay guddoomiyaha xisbiga M Ulf Kristerschon.
Kristersson...
Shan qof ayaa xabsiga loo taxaabay 105 kalena waxaa lagu xiray qeybta Xabsi sugista kadib dagaal ka dhacay xaafada Husby ee magaalada Stockholm.
- Waxay...
Wasiirka socdaalka iyo magangalyada Giriiga Notis Mitarachi ayaa sheegay in Athens ay diyaar u tahay in ay joojiso Qaxootiga uga imaanaya dhanka Turkiga, iyadoo...
Dhismaha Dowlada Cusub ee Sweden ayaa socota waxana bilowday Wadahadalo cusub oo u dhaxeeya garabyada midigta kuwaasi oo Dowlada ku heshiinaya.
Dowlada ayaa ah mid...
hogaamiyaha baarlamaanka Andreas Norlén ayaa bilaabay wadahadalo shaqsi ah oo uu la yeelanayo hogaamiyayaasha xisbiyada ee baarlamaanka dalka ka hor inta aan la soo...
Warbaahinta Ingiriiska ayaa sheegtay in laba askari oo boolis ah uu nin ku tooriyeeyay fagaaraha Leicester ee bartamaha magaalada London.
Askartan ayaa lagu daweynayaa isbitaalka...
Hogaamiyayaasha afarta xisbi ee garabka midig, Ulf Kristersson, Jimmy Ebba Bush iyo Johan Persson, ayaa mar hore isku raacay qodobbada siyaasadda socdaalka ee dowladda...
Mid kamid ah Dhacdooyinka ugu hadal heynta badan Sweden ayaa ka dhacday Caasimada Stockholm kadib markii nin Darawal Taksiile ah uu dhibaato kala kulmay...
Försäkringskassan ayaa haweeney ku nool Norrköping ka dalbatay in ay u soo celiso lacag dhan 400,000 oo karoon si ay uga soo celiso kaalmada...
Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson ayaa gudbisay istiqaaladeeda, taasoo uu ansixiyay afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlin. Andersson ayaa ku dhawaaqay iscasilaada ka dib "inay la shaqeenayaan M...














