Thursday, April 2, 2026
Kuuriyada Waqooyi ayaa Sabtidii shalay afar gantaal oo riddada gaaban ku ridday badda, sida ay sheegeen militariga Kuuriyada Koonfureed. Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa diiwaangeliyay in...
Markii ugu horeysay, Iran waxay qiratay inay ka iibisay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka. Laakiin waxay ku adkaysanayaan in iibku dhacay ka hor dagaalkii...
Qeybta Dowlada u qaabilsan Xalinta deymaha ee Kronofogden ayaa heshay Nin Meyd ah markii ay tageen gurigiisa oo ku yaalla Kortedala. Ninkan ayaa meydkiisa laga...
Ururka mulkiilayaasha guryaha ayaa ku dhawaaqay in kirada Guryaha ay kordhin doonaan boqolkiiba 10 jiilaalkan, iyaga oo sabab uga dhigay sicir bararka iyo kor...
Saddex dumar ah oo Denmark ku soo laabtay oo ka yimid Suuriya ayaa loo haystaa dambiyo argagixisanimo iyagoo ka qayb qaadanaya dhaqdhaqaaqyada ISIS. Haweenkan (33, 35 iyo 38 sano...
Dowladda oo kaashaneysa xisbiga SD ayaa horraanta sanadka soo socda ka dhigi doonta tirada qaxootiga kootada mid aad uga yar tirada hore iyadoo taasi...
Dowlada Norway ayaa Qaxootiga Dalkaasi iska dhiiba ee ku jira xaruumaha Qaxootiga waxay kaalmo ahaan u siisaa lacag gaareysa 2044 kr bishii taasi oo...
Waxaa jira ugu yaraan shan carruur ah oo ka mid ah 22 qof ee dhintay ka dib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay ku...
Ra'iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga toogtay lugta isagoo khudbad jeedinayay Khamiista maanta. Eedeysanaha dilka geystay ayaa la dilay. Khan ayaa la...
Dawladdu Sweden ayaa maanta soo bandhigaysaa laba maalgelin miisaaniyadeed oo loogu talagalay tallaabooyinka taageerada ee dugsiga si loo helo jawi dugsi oo ammaan ah...