Saturday, January 18, 2025
Dowlada Norway ayaa badashey sharciga Wadooyinka loogu xiro Camerada Xawaaraha iyadoo bilowday in Wadooyin badan lagu xiro Cameradaha nuuca Xawaaraha Quseeya. Maamulka Wadooyinka Norway ayaa warbaahinta u sheegay in Arintan looga danleeyahay sidii loo kordhin lahaa badbaadaha wadooyinka Dalka. Sharciga hore...
Qof Meyd ah ayaa  laga helay gaari rakaab ah oo gubtay goob lagu qubaysto oo ku taal Nedflo oo ka tirsan degmada Bollebygd. Warka ku saabsan baabuurka gubanaya, waxaa baahiyay Borås Tidning waxana uu falka dhacay saqdii dhexe ka hor...
Hay'ada Socdaalka Sweden ee Migrationsverket-ka ayaa isbadel ku sameesay qaabka loo helo go'anka laanta marka uu qofka helo (Beslut-kaa) Go'aanka kiiska uu xareestay iyadoo ka dhigtay hab casir ah. Qofka marka uu xareesto kiiskiisa waxaa go'ankiisa loogu soo diraa guriga...
Nimco Bashiir Daa’uud, oo 28 jir ah, ayaa ku sii jeeday gurigeeda ayaa lagu dilay meel kayn ah oo ku taal Märsta sida ay shaacisay warbaahinta Aftonpladet. Xiliga Dilka loo geestay waxaa qadka ugu jiray Saynab Xasan oo khafka taleefanka...
Dhowr qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen toogasho ka dhacday waqooyiga Faransiiska meel u dhow Dunkirk, sida ay ku warrantay warbaahinta Faransiiska oo soo xiganeysa ilo-wareedyo boolis ah. Qofka shanaad ayaa la sheegay in sidoo kale meydkiisa laga helay...
Spain ayaa Sharci Siineysa ku dhawaad 300 kun oo Sharci ku heysan Dalkaasi iyadoo ula jeedka uu yahay sidii kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha dalkaasi ilaa sanadka 2027. Dowladda Spain ayaa sharciga daganaanshaha siineysa 300,000 oo muhaajiriin ah oo aan...
Iyada oo ay jiraan khataro amni iyo xiisado siyaasadeed oo sii xoogaysanaya, Sweden iyo Finland waxay soo saareen hagitaan cusub si ay muwaadiniintooda ugu diyaariyaan dhibaatooyinka iman kara, oo ay ku jiraan dagaal, cimilo aad u daran, iyo koronto...
dowladda Sweden ayaa sanad ka hor ku dhawaaqday in ay sare u qaadi doonto shuruudaha mushaaraadka ee lagama maarmaanka u ah helitaanka sharciga degenaanshaha shaqada . Warbixin ay dhawaan soo saartay Hay’adda Socdaalka, ayaa lagu falanqeeyay saameynta go’aankan uu...
Qoys ku nool Magaalada Eskilstuna ayaa lasoo saaray Maxkamad kadib markii lagu helay inay Khiyaameeyeen lacag gar-gaar oo ay ka dalbeen Kamuunkooda Sida uu baahiyay Expressen. Xukunka Qoyska ayaa noqday dib u soo celinta lacag gaareysa 433 kun oo Krone...
Maxkamadda Malmö ee dalka Sweden ayaa afar bilood oo xarig ah ku xukuntay Rasmus Paludan oo u dhashay dalka Denmark. Ninkan ayaa lagu Riday Xukunka kaddib markii lagu helay dambiyo isir nacayb ah Maxkamaddu waxay ku xukuntay Baloudan ka dib...