Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...
Barlamaanka Midowga Yurub oo u codeeyay Sharci Cusub oo internetka ah.
Xubnaha Barlamaanka ku jira Midowga Yurub ayaa u codeeyay Sharci mudo dhoor ah la sugayay oo dhanka internketka ah kaasi oo ku aadan xaquuqda...
Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...
Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...
Sweden oo meel adag ka joogtay Shirka ka socda Brussels ee qorshaha qaabilaada Qaxootiga...
Sweden ayaa meel adag ka joogta qorshaha dalalka yurub ay ku doonayaan in lagu qaabilo qaxootiga ka imaanaya wadamada dhibaatada ka jirto ee soo...
Sweden oo loo doortay Wadanka ugu Feecan ee Haweenka Ku Noolaan Karaan Norway iyo...
Dunida marka la eego waxaa Dalka ugu wanaagsan ee Haweenka ku noolaan karaan loo doortay Dalka Sweden iyadoo la eegay Nolosha ay Haweenka ka...
Hadii aad Wadato Gaari Xiliga Barafka Fadlan Ha Hilmaamin Qalabkan Muhiimka kuu Ah.
Guud ahaan Dalalka Caalamka gaar ahaan kuwa dhaca Yurub iyo America waxaa si xoogan kaga da'a Baraf Xoogan kaasi oo keena Saameyn gaar ahaan...
Dalalka Yurub 5 kamid ah oo qeebsaday Tahriibyaal saaran Markab oo loo diiday in...
Shan dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa sheegay inay qaabili doonaan 47 Tahriibayaal ah oo bada laga soo badbaadiyey kuwaasi oo ay diiday...
Finland oo war cusub kasoo saartay Xaalada Qaxootiga Somali, Iraq iyo Afganistan.
Hay'ada laanta socdaalka Dalka Finland ayaa war cusub kasoo saaray xaalada Qaxootiga Dalalka Afghanistan, Iraq iyo Somalia kuwaasi oo Qaxooti ahaan ugu sugan Dalka Finland...
Qaxooti ku Xayirnaa 3 isbuuc Markab dushiisa oo Wadamada Yurub loo qeebiyay.
Qaxooti kor u dhaafaya 49 qof isla markana ku xayirnaa Bada Mediterranean ayaa ugu danbeyn loo ogolaaday in laga soo dajiyo Markabka ay saarnaayeen kadib...