Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...
Finland oo kordhisay mudada uu wadanka xaniban yahay
Tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka fayraska corona ayaa ka sii soconaya Finland isla waqtigaas, dawladda ayaa soo kordhineysa amaro Cusub oo dadweynaha ah.
Dowladda FinlandĀ ayaa...
Saacada oo xalay la badalay Sweden,Norway iyo Wadamada kale ee Yurub
Xalay markii ay aheyd 02:00 am ayaa la badalay Saacada Yurub iyadoo dib loogu soo celiyay waqtiga Caadiga ahaa.
Meelaha Waqti Badalka laga dareemay waxaa...
Tirada Dadka u dhintay Caabuqa Coronavirus ee Caalamka oo la Shaaciyay
Tirada dadka uu ku dhacay cudurka ācoronavirusā ee dalka Mareykanka ayaa gaartay in ka badan 104,000 subaxnimadii Sabtida, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns...
Daawo:- Dadka uu ka tagay Dhadhanka ama Urta Waxa ku dhacay Coronavirus
Cunnadu miyeysan kuu dhadhamin?Ā Waxay taasi astaan āāu noqon kartaa inuu ku saameeyay fayraska corona. Xogta waxay ka timid ENT UK, Ururka Ingiriiska ee...
Dalka Finland oo ku guuleestay Dalka ugu Farxada Badan Dunida markii Sadaxaad
Dalka Finland ayaa sanadkii saddexaad oo xiriir ah nqoday dalka ugu farxadda badan caalamka, sida lagu sheegay warbiixn maanta soo baxday.
Cilmi-baarayaasha Warbixinta Farxadda Adduunka...
Akhriso:- Habka ugu Wanaagsan ee looga hortagi karo Cudurka Coronavirus ee dunida ku faafaya
Waxaa bilihii lasoo dhaafay dunida aad ugu baahay xanuunka Corona ee loo yaqaano Covid 19, kaas oo kumanaan dad ah ay ugu dhinteen dalalka...
Mareykanka oo joojiyay Duulimaadka Diyaaradaha kaga imaanaya Yurub Mudo bil ah
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay cudurka Caronavirus ee kusii faafaya qeybo badan oo caalamka kamid ah iyo talaabooyinka dowladiisa qaadeyso si...
Sawiro:- Turkiga oo Qaxootiga u Fasaxay Qaarada Yurub iyo Wadooyin Cusub oo loo furay
Kumanaan Muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku...
Finland oo Qaxooti kasoo qaadaneysa Dalka Gariiga
Dowlada Finalnd ayaa shaaca ka qaaday in Qaxootiga ku sugan Dalka Gariiga gaar ahaan Qaxootiga Caruurta ay kasoo qaadaneyso Kaamamka halkaasi ku yaalla Sida...