Wednesday, October 29, 2025

Sweden oo Xukun ku riday Aabe Dalkiisa u waday Labo Gabdhood uu dhalay

0
Magaalada Malmö ee Dalka Sweden Maxkamad ku taalla ayaa xukun ku riday Aabo Asal ahaan kasoo jeeda dalka Suuriya. Xukunka ayaa yimid markii uu Aabaha...

Dowlada Sweden oo ka jawaabtay Qorshaha Xisbiga SD ee lagu joojinayo Luuqada Hooyo

0
Xisbiga SD ayaa shalay ku dhawaaqay in Dowlada kala shaqeenayaan in luuqada Hooyo laga joojiyo Dugsiyada Hoose. Dowladda ayaa maanta ka jawaabtay Qorshaha uu wado...

Faransiiska oo soo saaraya Sharuudo ku aadan Safarada qaar ee Dalkaasi

0
Faransiiska ayaa uga baahan doona tijaabada corona dhammaan rakaabka ka imaanaya Shiinaha. Tallaabadan ayaa la hirgelin doonaa 1da Janaayo, ayuu wasiirka gaadiidka Clément Beaune ku qoray...

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay saddex gantaal

0
Maalintii ugu dambeysay ee sanadka, Kuuriyada Waqooyi waxay ridday saddex gantaal oo ballistic ah, taasoo ahayd tijaabadii ugu dambeysay ee taxane dheer oo ay...

Dugsiyada Hoose ee Sweden oo Luuqad Hooyo laga joojinayo, Qorshaha Xisbiga SD

0
Dugsiyada Dalka Sweden waxaa lagu bartaa luuqada Dalka Hooyo taasi oo ah Qorshe Dowlada dajisay oo muda shaqeenaya. Luuqada la barto waxaa kamid ah Luuqada...

Qarax ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm, Warar laga helayo Qaraxa

0
Shalay oo Arbaco ah Qarax ayaa ka dhacay Caasimada Stockholm gaar ahaan Koonfurta Caasimada. Sida Warbaahinta tabineyso Qaraxa ayaa ka dhacay guri dabaq ah oo...

Canshuurta oo laga dhaafayo Shirkadaha Sida ay Dowlada Sweden Shaacisay Maanta

0
Heerka Korontada Sweden ayaa ah mid aad u sareeya Taasi oo keentay in Saameyn ku yeelato Shirkadaha Wadanka. Dowlada ayaa maanta soo jeedisay Qorshe cusub...

Dowlada Ruushka oo Diyaarado Dagaal ugu Deeqday Dalka Iiraan

0
Dowladda Raashiya ayaa lagu soo waramay inay qorshaynayso sidii ay Jamhuuriyadda Islaamka Iran loogu deeqi lahaa Tobaneeyo Diyaaradaha Dagaalka ee Sukhoi Su-35. Wakaallada Wararka Iran...

Buurnaanta Ama Cayilka ayaa ku kordhay Caruurta Soogalootiga Sweden Xiliga Coronvirus-ka, Warbixin Cusub

0
Waxaa daaha laga qaaday in Caruurta ku nool dalka Sweden gaar ahaan goobaha soogalootiga ay ku kordheen Cayilka ama buurnaanta Sida ay warbixin ku...

Digniin laga soo saaray Qeybo kamid ah Dalka Sweden oo baraf ka da’ay

0
Digniin Cusub ayaa laga soo saaray Qeybo kamid ah Dalka Sweden oo baraf xoogan uu ka da'ayo. Hay'ada Cimilada u qaabilsan Sweden ee marka Magaceeda...