Qoys ku nool Koonfurta Stockholm oo la yaabay biil koronto oo aad u sarreeya...
Arthur Isaksson (36 jir), oo ku nool guri villa ah oo ku yaalla Huddinge, koonfurta Stockholm, ayaa helay biil koronto oo lama filaan ah...
Dowladda Sweden oo Dib u Dhigtay Horumarinta Imtixaanka Luuqadda ee Jinsiyadda Lagu helayo
Dowladda Iswiidhan ayaa boggeeda rasmiga ah ku shaacisay inay wax ka beddeshay hawshii horumarinta imtixaanka luuqadda Iswiidhishka ee looga baahan yahay helitaanka jinsiyadda, iyadoo...
Xisbiga Socialdemokrat-ka oo ka laabtay Mowqikiisa Tarxiilka Dhalinyarada
Xisbiga Dimoqraadiga Bulshada ee Iswiidhan ayaa ku dhawaaqay inuu beddelay mowqifkiisii ku saabsanaa waxa loo yaqaan “masaafurinta dhallinyarada”, isagoo ka dalbanaya dowladda in si...
Maxkamad ku taalla Sweden oo xabsi dhigtay waalidiin looga shakisan yahay inay jirdil u...
STOCKHOLM – Maxkamad ku taal dalka Iswiidhan ayaa amartay in xabsiga lagu hayo nin iyo haweenay ka dib markii lagu helay shaki la xiriira...
Darawal Shatiga (Körkort) loogala wareegay baraf dusha gaariga saarnaa dartiis
Bilowgii sanadka, xilli baraf xooggan uu dalka ka da’ayay, ayaa ciidamada boolisku waxay magaalada Timrå ku joojiyeen gaari uu daboolay baraf aad u badan.
Ninka...
Sweden: Sharci Cusub oo Meesha ka Saaraya Xorriyadda Degnaanshada ee Magangalyo-doonka
Xukuumadda Iswiidhan, oo taageero ka helaysa xisbiga SD, ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed cusub oo wax weyn ka beddelaya hannaanka qaabilaadda qaxootiga. Sharcigan ayaa...
15 muhaajiriin ah oo ku geeriyooday shil ka dhacay xeebaha Giriigga
CHIOS, GIRIIG – Ugu yaraan 15 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku geeriyooday xeebaha jasiiradda Chios ee dalka Giriiga, ka dib markii ay isku...
Xisbiga S oo diiday soo-jeedin lagu joojinayo tarxiilka dhalinyarada qaangaarka ah
STOCKHOLM – Xisbiga mucaaradka ugu weyn ee dalka Iswiidhan, ee Social Democrats (S), ayaa ku gacan sayray soo-jeedin baarlamaani ah oo looga gol-leeyahay in...
Nin Lagu Xukumay Xabsi Kadib Markii Uu Hanjabaad U Diray Qoyska Jonas Aarseth Henriksen
NORWAY – Maxkamadda heerka koowaad ee dalka Norway ayaa xukun xabsi ah ku ridday nin da’diisu tahay 30-meeyo, kaas oo lagu helay dambi ah...
Skatteverket oo Casriyaysay Habka Cashuur-celinta: Maxaa Ku Cusub Sanadka 2026?
Hay’adda Cashuuraha Iswiidhan ee Skatteverket ayaa ku dhawaaqday isbeddel weyn oo lagu sameeyay hannaanka qabashada cashuur-celinta sanadkan. Hay’adda ayaa gabi ahaanba meesha ka saartay...















