Gabar Somali ah oo lagu dilay Gurigeeda Gudaha Dalka Masar
Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar waxaa lagu dilay gabar Soomaaliyeed oo wax ka dhiganeysay jaamacad kutaalla dalkaasi, waxaana la sheegay in gabadhan uu...
Aabe Somaliyed oo lagu dilay Magaalada Arlington ee Gobolka Texas
Marxuum Cali Ismaaciil oo 36 jir Soomaali ah ah ayaa lagu dilay magaalladda Arlington ee Gobalka Texas ee dalkaasi, sida ay Boliska sheegeen.
Marxumka oo...
Sweden oo Sheegtay in Gubista Quraanka ay halis ku tahay Amaanka iyo Danaha Dalka
mudo kooban Dowlada Sweden waxay joojisay labo codsi oo ku aadan in Quraanka lagu gubo Albaabka Safaarada Ciraaq loona ogolaado kuwa geysanaya falkaasi.
Booliska oo...
Ruushka oo Weerar ku qaaday Mareegaha Garoomada Diyaaradaha Germalka
Koox burcad ah oo Ruush ah ayaa sheegtay in ay curyaamiyeen mareegaha lix garoon diyaaradeed oo Jarmal ah subaxnimadii Khamiista.
Kooxda Killnet ayaa ku qortay...
Gabar 11 Sano jir ah oo isdishay kadib Dayac ay kala kulantay Dhaqaatiirta Cilminafsiyeedka
Baaritaan uu sameeyay Raadiyaha Iswiidhen ayaa lagu ogaaday cillado isdaba joog ah oo ku yimid daryeelka maskaxeed ee la tacaalida kiiska gabar 11 jir...
Booliska Sweden oo ogolaaday gubitaanka Calanka Dalka Israel
Booliska Stockholm ayaa aqbalay codsi uu u soo jeediyay halgame u dhashay Urdun Alaa Al-Fazza oo ahaa in calanka Israa’iil lagu gubo safaaradda Israa’iil...
Hogaamiyaha Xisbiga SD oo soo dhaweeyay Xil ka qaadista Agaasimaga Guud ee Laanta Socdaalka...
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna (SD) Bjorn Soder ayaa ka hadlay warka ku saabsan xil ka qaadista lagu sameeyay agaasimihii guud ee hey’adda socdaalka, Mikael Rebenvik,...
Nin hubeysan oo dad Shacab ah ku laayey Jaamacad ku taalla Dalka Mareykanka
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay xarunta ugu weyn ee Jaamacadda Michigan State University ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu ku dilay saddex qof, shan...
Dowlada Sweden oo go’an ka gaartay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo Xilkiisa Dhacayo
Dawladdu ayaa go’aansatay in aan loo kordhin xilka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka, Michael Rebenvik, si uu xilka uga tago dhammaadka May ee soo...
Tirada Caruurta Laga Waday Sweden oo maanta lasoo bandhigay, Waalidiinta oo Caruurtooda la Cararaya
Baaritaan uu maanta daabacay TV-ga Sweden ayaa lagu ogaaday in shantii sano ee ugu dambeysay Sweden laga dhoofiyay 916 caruur ah .
Baaritaanku waxa uu...