Wednesday, September 10, 2025

Dowlada Sweden oo Shaacisay Tirada Caruurta laga kaxeeyay Wadanka ee dib loo soo celin

0
Dowlada Sweden ayaa shaacisay tirada Caruurta laga kaxeeyay Dalka ee loo waday dalka dibadiisa iyadoo loo sameenayo Dhaqancelis Sida ay ku warantay qeybta Wasaarada...

Salwan Momika oo 12 Codsi oo lagu gubayo Quraanka Kariimka Codsaday

0
Salwan Momikaws ayaa soo gudbiyay 12 codsi oo cusub oo ku saabsan isu imaatinka, kuwaas oo uu damacsan yahay in lagu gubo Qur'aanka, meelo...

Shirkada Gaadiid Stockholm Län (SL) oo Digniin u dirtay Rakaabkeeda

0
Shirkadda gaadiidka dadweynaha ee magaalada Stockholm , SL, ayaa ugu baaqday dadka raacaya tareenada iyo basaska inay ka digtoonaadaan khatarta argagixisada ee sii kordheysa...

Kalkaaliso Dishay 7 Caruur Ah, Lix kalena diyaarsatay oo Xukun lagu riday

0
Kalkaalisadan u dhalatay dalka Britain oo lagu helay dambi ah inay dishay 7 caruur ah iyo inay isku dayday inay disho lix kale, ayaa...

Qaabkee Ayuu u dhacay Weerarka loo geestay Ninka Quraanka ku gubay Sweden

0
Salwan Momika oo caan ku ahaa gubista qur’aanka kariimka ah ee dalka Sweden ayaa lagu weeraray magaalada Södertälje ee koonfurta magaalada Stockholm. Wakaalada wararka Sweden...

War Deg Deg Ah:- Salwan Momika oo lagu Weeraray Magaalada Södertälje

0
Sloane Momica oo caan ku ahaa gubista qur’aanka kariimka ah ee dalka Sweden ayaa lagu weeraray magaalada Södertälje ee koonfurta magaalada Stockholm. Wakaalada wararka Sweden...

Dowlada Sweden oo Qabaneysa Shir looga hadlayo Amaanka iyo Weerarada dhici kara

0
La taliyaha amniga qaranka Sweden Henrik Landerholm ayaa shir guddoominayay kulan heer sare ah oo dhanka amniga ah oo loogu talagalay in lagu baaro...

Haweeneydii Weerartay Ninka Quraanka ku gubay Stockholm oo Sharaxday Sababta

0
Haweeneyda isku dayday inay joojiso Dibad-baxa Silwan Momika, oo qur’aanka ku gubayay afaafka hore ee safaaradda Iran ee Stockholm, ayaa ka hadashay sida ay...

Magaalada Västerås oo Labo Qof lagu toogtay Xalay, Dhimasho ka dhalatay

0
Nin 35 jir ah ayaa u dhintay dhaawac halis ah oo ka soo gaaray toogasho ka dhacday magaalada Västerås habeenkii Jimcaha. Isla magaaladaas, toogasho kale...

Migrationsverket-ka oo Xaqiijiyay Baaritaan iyo Su’alo ay Waydiiyeen Silwan Momika

0
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa xaqiijisay inay Silwan Momika su’aalo ku waydiisay saldhiga booliska ee magaalada Stockholm maalintii Khamiista, taas oo qayb ka ahayd baadhitaanka...