Xildhibaano isaga baxay Kulanka Barlamaanka Faransiiska oo Haweeney Xijaaban soo gashay
Mudanayaasha baarlamaanka faransiiska qaarkood ayaa ka baxay baarlamaanka iyagoo ka mudaaharaadaya hogaamiyaha midowga ardayda oo ka soo muuqday baarlamanka iyadoo xijaaban.
Maryam
Markii Maryam Pougetoux, oo...
Mareykanka oo soo saaray amar lagu mamnuucayo Tik Tok, iyo WeChat
Maamulka Trump wuxuu soo saaray amarro si aad ah u xaddidaya howlaha barnaamijyada warbaahinta bulshada ee Shiinaha ee. Soo degsashada barnaamijyada ayaa la mamnuuci...
Midowga Yurub war kasoo saaray kulankooda Brussels ee Xiisada Turkiga iyo Giriiga u dhaxeysa
Xubnaha baarlamaanka Yurub waxay qaraar ka soo saareen fadhigii codbixinta ee Brussels oo maanta khamiis ah kaas oo ugu baaqaya Turkiga inuu si deg...
Gudiga Midowga Yurub oo doonaya in la tirtiro Sharciga Dublin
Komishanka yurub ayaa raba inay tirtiraan xeerka Dublin isla markaana abuuraan nidaam magangalyo cadaalad ah oo masuuliyada daryeelida magangalyo doonka noqota mid is le'eg.
Waxaa...
Canada oo ka walaacsan Qaxootiga la filayay oo hoos u dhacay Sanadkan
Hoos u dhac ayaa ku yimid soogalootiga Kanada bishii Luulyo si aad iyo aad ah, taas oo ka tarjumeysa saameynta xuduudaha xiran iyo muujinta...
Ilhan Omar oo Shacabka Mareykanka ugu baaqday in laga takhluuso Trump iyadoo ka hadashey...
Ilhan Omar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa sheegtay inay taageereyso Joe Biden inuu noqdo madaxweynaha doorashada 2020 sababtoo ah waxay aaminsan tahay inuu...
Germalka oo ku dhawaaqay tirada Qaxooti Cusub oo Giriiga kasoo qaadanayo
Jarmalka ayaa qorsheynaya inuu qaabilo ku dhowaad 1,500 oo muhaajiriin ah oo ka kala yimid xeryo kala duwan oo ku yaal jasiiradaha Giriigga ka...
Silvia Romano oo xil looga magacaabay gudaha Dalka Taliyaaniga
Silvia Romano oo u dhalatay dalka Taliyaaniga isla markaana bilo ka hor laga sii daayey afduub ay muddo u heysteen Al-shabaab ayaa waxaa loo...
Dowlada Cumaan oo soo dhaweysay Heshiiska Israa’iil iyo Baxreyn
Dowlada Cumaan ayaa soo dhoweysay go’aanka Baxreyn ee ah in ay xiriir caadi ah la yeelato Israa’iil, TV-ga dowladda Cumaan ayaa sheegay sidaasi maanta.
Saldanadu...
Giriiga oo ka baqaya in Yurub uga baxaan hadii uu dagaal bilowdo iyo Faransiiska...
Dowlada Faransiiska ayaa dagaalka adag oo dhanka siyaasada ah kula jirta wadanka Turkiga waxana warbaahinta qoreysaa in Faransiiska uusan ka bixi karin dagaal toos...