Angela Merkel oo la kulmeysa Hogaamiyaasha 16-ka Gobol ee Germalka ( Xayiraado la filayo)
Hoggaamiyaha Germalka Angela Merkel ayaa sheegtay in u hogaansanaan la'anta Sharciyada COVID-19 ay Jarmalka dib ugu celisay xaalad “adag”. xili lagu wado inay la...
Saudi Arabi oo si dadban u Cambaareeyay Hadalkii Madaxweynaha Faransiiska ee Islaam Naceybka
Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay “inay diideyso isku day kasta oo diinta Islaamka loogu xirayo argagixisada, waxayna cambaareyneysaa sawir gacmeedyada aflagaadada ah ee nabiga...
Madaxweynaha Turkiga oo ku baaqay in aan la iibsan Alaabada Faransiiska
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku biiray baaqyada ah in la qaadaco badeecadaha Faransiiska, taasoo sare u qaadaysa khilaafka u dhexeeya Faransiiska iyo dalalka Muslimka ee...
Alaabada Faransiiska oo laga diiday Badi wadamada Islaamka gaar ahaan kuwa Carabta
diiditaanka dalabyada alaabada Faransiiska ee dunida Carabta ayaa sii kordheysa taasi oo ka dhalatay Falalka uu Dalka Faransiiska ku wado dadka islaamka iyo sidoo...
Khabib oo ilmeenaya Ayaa yiri ” Balanta aan ka qaaday Hooyadey ayaan uga fadhiistay...
Khabib Nurmagomedov ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay Ciyaaraha UFC ka dib markii uu ka badiyay Justin Gaethje oo miyir beelay wareega labaad si...
Erdogan oo Su’al ka keenay Caafimaadka Maskaxeed ee Emmanuel Macron ( Khilaaf ka dhex...
Faransiiska ayaa Sabtidii sheegay inay dib ugu yeerayaan ergaygoodii Turkiga kadib "wax aan la aqbali karin" oo ka soo yeeray madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip...
Sharciyada ayaa si dhaqso ah ugu soo dhacay Dadkii Online-ka ka xareestay
Sanadkii 2019 iyo Sanadkan 2020 waa labadii sano ee Sharciyada ka dhaceen Dadka Sweden ka helay Sharciga ku meel gaarka ah ee 3 sano...
Raiisel wasaaraha Norway: Isbuuca danbe waxaa soo bandhigeynaa Sharciyo Cusub iyo talaabooyin adag
Raiisel wasaare Norway Erna Solberg (H) ayaa sheegtay in dadaalka lagu yareynayo infekshinka bisha Nofeembar iyo bilowga bisha Diseembar ay dadka reer Norway fursad...
Erdogan “Haddii aynan tijaabin waxa aan gacanta ku hayno, maxaan kale oo aan sameyn...
Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa jimcihii maanta xaqiijiyay in Turkigu tijaabinayay nidaamka difaaca gantaalaha Ruushka ee S-400 wuxuuna sheegay in diidmada Mareykanka ee arrintan aysan...
Howlihii Safaaradda Mareykanka ee Turkiga oo la joojiyay Cabsi laga qabo weeraro argagixiso oo...
Safaaradda Mareykanka ee Turkiga ayaa maanta soo saartay digniin amni, iyadoo sheegtay inay heshay warbixinno ku saabsan suurtagalnimada weerar lagu qaado Mareykanka iyo ajaanibta...