Faransiiska oo soo badbaadiyay 84 muhaajiriin ah oo ku sii jeeday dalka Ingiriiska
Maamulka badda ee Faransiiska ayaa sheegay inay badbaadiyeen 84 qof oo saarnaa afar doon oo isku dayay inay soo gaaraan UK iyagoo ka yimid...
Wasiirka caafimaadka ee Austria oo iscasilay xilkiisa corona Dartii
La dagaallanka covid-19 waa shaqo adag. Runti way adagtahay.
Taasi waa sababta Wasiirka Caafimaadka ee Austria, Rudolf Anschober, uu hadda u doortay inuu xilka iskaga casilo...
Somali iyo Dad kale oo Madow ah oo lagu dilay Minneapolis
Xaalada Minneapolis ayaa ah mid qasan kadib markii shalay halkaasi lagu dilay nin madow ah waxaana falkaasi raacay dilal kale oo loo geestay wiil...
Germalka oo qabtay Tahriibayaal ku jiray Gaari Xamuul ah Koonfurta Dalka
Booliska koonfur galbeed ee Jarmalka ayaa helay 7 dhalinyaro tahriibayaal ah oo ku dhexjiray gaari xamuul ah, oo afar kamid ahi ay qaangaar ahaayeen. Tahriibayaasha...
Germalka: Qaxooti la Musaafurin lahaa oo laga soo horjeestay, iyo Dibadbax ka dhacay garoonka...
Qaxooti la musaafurin lahaa kuna siijeeda Afghanistan ayaa ka dhashay muran xoogan muranka ayaa ku aadan sababo la xiriira xaaladda nabadgelyo ee ka jirta...
Turkiga oo qabtay 90 muhaajiriin ah oo lagu soo dhex qariyay konteenarro u socday...
Magaalada Izmir, ee dalka Turkiga, waxay masuuliyiintu ka heleen in ka badan 90 tahriibayaal ah oo ku dhuumaaleysanayay konteenarro u socday Talyaaniga sidoo kale...
Turkiga oo dib u celinaya Muhaajiriinta u soo gudbaya Yurub
Heshiiska Midowga Yurub uu la galay Turkiga ee ku aadan in la joojiyo qaxootiga iyo muhaajiriinta ka tagaya xeebaha dalka ayaa loo badinayaa in...
Ingiriiska oo soo bandhigay Goobaha uu ka furayo wadanka iyo Taariikh-da
Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ay dib u fureyso wadanka gaar ahaan timajarayaasha, dukaamada, jimicsiyada - iyo goobaha banaanka ee lagu baashaalo.
Johnson wuxuu...
Wasiir ka tirsan Germalka oo diiday Qaadashada talaalka AstraZeneca
Jarmalka ayaa dib u bilaabay isticmaalka talaalka AstraZeneca coronavirus ee dadka waayeelka ah. Laakiin wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Horst Seehofer ayaa diiday inuu qaato...
Germalka ku dhawaad 9 Qof oo dhintay Markii lagu talaalay Talaalka AstraZeneca
Wasaaradda Caafimaadka Jarmalka waxay diiwaangelisay 31 xaaladood oo xinjiro dhiig ah oo ka mid ah dadka lagu tallaalay tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah...