Germalka iyo Wadamada Yurub ee kale oo ka jawaabay Go’anka Dowlada Turkiga
Dalka Turkiga Ayaa dhawaan amray in uu eryidoono 10 Dal oo Yurub ah oo uu ku jiro Dalka Germalka iyadoo ay sabab u tahay...
Wadamada Yurub oo loogu Baaqay in Qaxootiga aysan ku Celin Dalka Suuriya
Sii socoshada tacaddiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee dowladda Suuriya waxay ka dhigan tahay in qaxootiga aan la celin, Human Rights Watch (HRW)...
Kenya oo Qaaday Bandowga iyo Xayiraadaha ka jira Dalkaasi ee Corona
Kenya ayaa qaaday bandowgii dalka oo dhan oo jiray tan iyo bishii Maarso 2020 si loo xakameeyo faafitaanka coronavirus, Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ku...
Taliyaaniga: Wiil Somali ah oo ku guuleestay Doorashada ka dhacday Dalkaasi ee Barlamaanka
Wiil dhalinyaro ah oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya laguna magacaabo Cabdullaahi Axmed Macallim, ayaa ku guuleestay doorashada golaha deegaanka oo ka dhacday magaalada...
Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay Giriigga, Qubrus, Turkiga, iyo Dalka Masar
Dhulgariir xooggan ayaa ku dhuftay dhowr jasiiradood oo ku yaalla Giriigga iyo gobollo kale oo ku yaalla bariga Mediterranean -ka, oo ay ku jiraan...
UK oo Mar kale dib loo Xirayo, Kiisaska Corona oo ku soo kordhay Dalka
Saynisyahanno badan ayaa ku cadaadinaya dawladda Ingiriiska inay dib u soo celiso xannibaadaha bulsheed isla markaana ay dardar geliso tallaallada xoojinaya maaddaama heerka caabuqa...
Norway oo Loo Magacaabay Dalka Labaad ee Aduunka ugu Cadaalada Badan, Denmark oo ugu...
Dalalka dhaca Dhanka Waqooyiga Yurub ayaa galay kaalmaha ugu horeeya marka la eego wadamada ugu cadaalada badan aduunka.
Dalka Denmarka ayaa kaalinta 1aad galay halka...
Giriiga oo Qaxooti kasoo gudbay Turkiga dib ugu Celiyay Qeybta Turkiga
Wararka laga helayo Giriiga ayaa sheegaya in Ciidanka Boliiska ee Dalkaasi ay dib u celiyeen Qaxooti kasoo galay Dhanka Turkiga.
Qaxootiga ayaa kasoo galay dhanka...
Yurub oo Mar kale Wajaheysa Mowjado kale oo Qaxooti Cusub ah
sida uu aduunka ku socdo waxaa dib u furmay Xaduudaha badi wadamada Caalamka taasi oo keeneysa in Qaarada Yurub ay wajaheyso mowjado kale oo...
Nin Somali ah oo loo Xiray Dilka Xildhibaan ka Tirsan Barlamaanka UK
Booliska UK ayaa fal argagixiso ah u aqoonsaday dilka loo geystay xildhibaan ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka oo lagu magacaabi jiray Sir David Amess, kaasoo...