Sunday, October 20, 2024

Dowlada UK oo ka Codsatay Darawada Gawaarida Xamuulka inay soo Dalbadaan Sharciga Dalkeeda

1
Ilaa 10,500 oo ajaanib ah oo isugu jira darwaliinta gawaarida xamuulka ah iyo shaqaalaha kawaannada ayaa loo oggolaan doonaa in ay shaqo u tagaan...

Dowlada Austria oo Lacagta ka jareysa Dadka Shaqo la’anta ee diida Talaalka

0
Dadka shaqo doonka ah ee Austaria waxay halis ugu jiraan inay waayaan qaar ka mid ah dheefaha shaqo la'aanta haddii ay diidaan talaalka COVID-19,...

Doorashada Germalka oo Saameyn ku yeelan karta Habka Qaabilaada Qaxootiga ee Wadanka

0
Doorashada Germalka ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 26 bishan Sebtember iyadoo la dooranayo xubnaha Barlamaanka Sida uu baahiyay DW. Abaaro 8 Subaxnimo ayay codeynta...

Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Labo Gantaal oo Nuuca Balastikada Ah

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacadii shalay laba gantaal oo ballistic ah ku ridday xeebteeda bari, sida uu sheegay Taliyaha Guud ee Kuuriyada Koonfureed (JCS), laba...

Dab buuxinta ( scooter-ka ) oo laga Sameeyo lacag ka badan Mushaharka Caadiga ee...

0
marka aad joogto Dalalka Yurub waxaa soo baxay qalabka loo yaqaano (scooter) waa adeeg kuu sahlaya in aad u raacdo goobta kuu dhow adiga...

Daraasad Cusub: Dadka aan istalaalin waxay halis ugu jiraan in ay dhintaan

0
Dadka anaan qaadan talaalka ayaa halis badan ugu jira in ay u dhintaan xanuunka sida lagu sheegay daraasad ballaaran oo ka socota Xarumaha Xakamaynta...

Dowlada Uk oo go’an kasoo saartay Qaxootiga kasoo gala Dhanka Faransiiska

0
Doonyaha sidda muhaajiriinta ee soo mara Kanaalka Ingiriiska ayaa laga celin doonaa UK, sida ay qoray warbaahinta BBC qeybta English-ka Dawladdu waxay u oggolaatay saraakiisha...

Dowlada Faransiiska oo labo sano ka yar Dhalashada ku siisay Dad badan oo Ajaanib...

0
Dowlada Faransiiska ayaa maanta Shaacisay in ay dhalashada wadanka ay siisay 12,000 kun oo Qof oo Ajaanib ah sida uu shaaciyay Talafashinka France 24. Dadkan...

Cabdi Raxmaan Maxamed oo ka badbaaday in loo Tarxiilo Somaliya, Sidee ayay ugu suura...

0
Cabdiraxmaan Maxamed Asakiisuna yahay Somali ayaa Xalay ka Badbaaday Qorshe loogu Celin lahaa Dalka Somaliya kadib markii ay qabteen Booliska Germalka. Ninkan oo lagu qabtay...

Weeraradii ka dhacay Mareykanka 11 Sebtember oo ku luglahaayeen Saraakiil Sacuudiga ah

0
11 Sebtember ayay aheyd markii weerar culus loo adeegsaday daaraha dhaadheer ee Mareykanka halkaasi oo dad badan ku dhinteen. Weerarka ka dib waxaa jiray warbixin...