Monday, October 21, 2024

Mareykanka oo Xayiraadaha Safarka ka Qaaday UK iyo Dalalka kale oo Yurub ah

0
Mareykanka ayaa albaabada u furaya dadka safarka ah ee ka imaanaya liis dheer oo dalal ah oo lagu soo rogay xayiraado hore oo Corona ka dhalatay. Dadka safarka...

Caasimada Abu Dhabi oo soo saartay sharci ku saabsan furriinka, dhaxalka dadka aan muslimka...

0
Caasimada dalka Imaaraadka Carabta ayaa laga soo saaray sharciyo cusub oo lagu maamulayo furriinka, dhaxalka iyo xannaanada carruurta aan Muslimka ahayn ee ku nool...

Dowlada Austaria oo dadka aan la tallaalin ka xaddiday meelaha caamka ah

0
Austaria waxaa ku sii kordhaya Corona waxana Dowlada ay bilowday Xadiidaad cusub oo Corona ah. Laga bilaabo Isniinta maanta, dadka aan la tallaalin ayaa laga...

Dowlada Faransiiska oo Guryo Siineysa Qaxootiga ku sugan Magaalada Calais

0
Boqolaal muhaajiriin ah ayaa xeryo ka sameystay waqooyiga dalka Faransiiska, iyaga oo rajo ka qaba in ay ugu dambeyn gaaraan dalka Britain. Marka loo eego...

Weerar Loo Adeegsaday Toorey/Mindi oo ka dhacay Dalka Germalka

0
Saddex qof ayaa ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha tareen u kala safrayay magaalooyinka Regensburg iyo Nuremberg ee dalka Jarmalka. Sida...

Germalka Hooyo Dishay Shan kamid ah Caruurteeda oo Xabsi Daa’in lagu Xukumay

0
Maxkamad ku taal galbeedka Jarmalka ayaa khamiistii xukun xabsi daa’in ah ku xukuntay haweeney 28 jir ah oo dishay shan ka mid ah lix caruur...

Germalka Meydka Nin 50 sano jir ah oo laga helay Diyaarad Cago dhigatay Garoonka...

0
Meydka Nin 50 sano jir ah ayaa laga helay Diyaarad kasoo duushay Dalka Turkiga isla markana Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Humburg ee Dalka...

Dowlada Holland oo dib u soo Celineysa Isticmaalka Marada Afka

0
Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, dawlada Holland ayaa maanta go’aansatay inay dib u soo celiso isticmaalka Marada Afka ee goobaha ay bulshadu isugu...

Dalalka Faransiiska iyo UK oo ka hadlaya Khilaafka u dhaxeeya

0
Faransiiska ayaa dib uga laabtay khilaafkii kala dhaxeeyay UK ee ku saabsanaa xuquuqaha kalluumeysiga ee ka dib ka bixitaankii UK midowga Yurub waxayna meesha...

Midowga Yurub oo diiday Bixinta Lacagta Darbiga laga dhisayo Xaduuda ee Qaxootiga looga soo...

0
Jarmalka iyo Poland ayaa ka mid ah dalalka Yurub ee doonaya dadaallo ballaaran oo lagu joojinayo muhaajiriinta ka soo gudbaya xudduudaha bari ee Midowga...