Wednesday, October 22, 2025

Magdalena Andersson oo Khudbad u jeedisay Shacabka Sweden, kana hadashey arinta NATO

0
Raiisel wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa u aragta in Sweden aysan halis toos ah ka qabin dagaalka Ruushka ee Ukraine, laakiin waxay aragtay in...

Khudbadii Zelenskyy ” Yurub waa inay Cadeysaa Hadii ay nala jirto Anaga iyo hadii...

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku booriyay Midowga Yurub inay caddeeyaan inay la safan yihiin Ukraine dagaalka ay kula jiraan Ruushka maalin ka dib...

Sweden oo lagu soo dhaweeyay Saaka Qaxootigii ugu Horeeyay ee Ukraine ka yimaada

0
Ku dhawaad ​​90 qof oo qaxoonti ah oo ka yimid dalka Ukrain ayaa saaka soo gaaray magaalada Karlskrona ee dalka Sweden. Saacadu markay ahayd 8:30 subaxnimo ayaa...

Xaalada Ukraine ee Saaka: Ruushka oo Duqeeyay Dhoor Xaruumood iyo Magaalooyin Cusub

0
Weerarada Ruushka ee magaalada Kharkiv ee bariga Ukraine ayaa socday ilaa xalay, sida uu sheegay duqa magaalada Ihor Techerov. Waxa uu sheegay in askarta Ruushka...

Maxaa kasoo baxay Wada-hadalka u dhaxeeyay Russia iyo Ukraine ee soo dhamaaday

0
Wareegii koowaad ee wada-hadallada Ukraine iyo Ruushka ee looga gol lahaa in lagu soo afjaro dagaalka u dhexeeya Moscow iyo dariskeeda ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo...

Mareykanka oo laga soo tarxiilayo 12 xubnood oo Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobe

0
12 xubnood oo ka tirsan ergada Ruushka ee Qaramada Midoobay ayaa laga soo tarxiilay Maraykanka, sida uu sheegay safiirka Ruushka ee Qaramada Midoobay. Vasily Nebenzja...

Ruushka oo ku amray Dadka Rayidka inay ka baxaan Caasimada Kyiv

0
Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa ka codsatay dadka rayidka ah ee reer Ukraine inay isaga baxaan caasimadda Kyiv, iyadoo Moscow ay sii waddo duulaankeeda. "Waxaan...

Sweden oo ku dhawaaqay Go’an Cusub oo ku aadan Dagaalka Ukraine

0
Dowladda Sweden ayaa go’aan ku gaartay in ay kaalmo siiso ciidamada Ukraine, sida ay sheegtay Raisal Wasaaraha Sweden oo fiidnimadii caawa qabatay shir jaraa’id. Andershon...

Ruushka oo amar ku bixiyay in Heegan la galiyo Nadaamka Nukliyeerka ee Ruushka

0
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay in ciidamada Ruushka ee ka hortagga Nukliyeerka la geliyo heegan sare, taasoo sare u kacday xiisadda kala...

Dalalka Sweden, Denmark iyo Finland oo hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka

0
Dalalka Sweden, Denmark, Finland, Iceland iyo wadamo kale oo Yurub ah ayaa hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka. Norway ayaa sidoo kale laga sugayaa inay xirto...