Ruushka oo Xabad joojin kaga dhawaaqay Magaalooyin ka tirsan Ukraine oo Caasimada ku jirto
Ruushka ayaa ballan-qaaday xabbad-joojin laga dhaqan-geliyo dhowr magaalo oo Ukraine ah, oo ay ku jiraan Kyiv iyo Kharkiv, si dadka rayidka ah loo siiyo...
Ruushka oo digniin u diray Wadamada Diriska la’ah Dalka Ukraine hadii ay sameeyaan Tilaabadan
Dowlada Ruushka ayaa digniintii ugu horeysay u dirtay Dalalka Diriska la'ah Dalka Ukraine.
Digniinta Ruushka ayaa ku aadan in Moskow ay Tilaabo Qaadeyso Hadii Ukraine...
Garoomada Diyaaradaha Ukraine Qaarkood oo lagu bur-buriyay Gantaalada Ruushka
Garoonka diyaaradaha ee dadka rayidka ah ee ku yaalla bartamaha magaalada Vinnytsia ee dalka Ukraine ayaa lagu burburiyay gantaallo uu Ruushku riday Axaddii, sida...
Hubka Sweden oo gaaray Dalka Ukraine oo Dagaalo ka socdaan
Hub laga keenay dalka Sweden ayaa maanta oo Axad ahayd soo gaaray dalka Ukraine, sida uu sheegay taliyaha difaaca Sweden.
-Alaabta loo dhameestiray. Qalabkii iyo...
Xisbiga SD oo Aqbalay soo dhaweynta Qaxootiga Ukraine oo markii hore kasoo horjeeday
Xaalad adag ayaa ka jirta Dalka Ukraine halkaasi uu Ruushka ku qaaday dagaal xoogan isla markana ah midkii ugu weynaa ee soo mara Yurub...
Shirkadaha Visa iyo Mastercard oo joojiyay Shaqooyinkooda Ruushka
Visa iyo Mastercard ayaa xiray howlihii Ruushka ay ka wadeen sababo la xiriira duulaanka Ukraine.
war-saxaafadeed kasoo baxay Shirkada Visa ayaa lagu sheegay in Shirkada...
Mareykanka iyo Poland oo ka hadlaya in Diyaaradaha Dagaalka loo diro Ruushka
Maraykanka iyo Poland ayaa lagu soo waramayaa inay ka wada xaajoonayaan heshiis ay Poland ugu diri doonto diyaarado nuuca Mareykanka si loogu badalo kuwa...
Dowlada Mareykanka oo soo saartay War Cusub oo ku aadan Xaalada Ukaine ee Ruushka
Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ka codsanaysa muwaadiniinta Maraykanka inay si degdeg ah uga baxaan Ruushka. taasi oo sabab u ah Duulaanka Ruushka...
Faransiiska oo eedeyn adag u jeediyay Dowlada Britain
Maamulka Faransiiska ayaa Sabtidii ku eedeeyay Britain inaysan qaadin tillaabo ku filan oo lagu caawinayo qaxootiga Ukraine.
Jawaabta ay Britain ka bixisay qalalaasaha waa "...
Vladimir Putin: Cunaqabataynta reer galbeedka waxay la mid tahay ku dhawaaqida dagaal
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo khudbad ka jeediyay taleefishinka ayaa sheegay in cunaqabateynta reer galbeedka ee ka dhanka ah Ruushka ay la mid tahay...