Sunday, December 28, 2025

Sweden iyo Finland oo Caasimada Brussels kula kulmaya Madaxda NATO

0
Iyadoo lala xiriirinayo kulanka Wasiirada Arrimaha Dibadda NATO ee Arbacada, Xoghayaha Guud Jens Stoltenberg wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa Wasiirada Arrimaha Dibadda ee...

Giriiga oo Dalkiisa ka Ceyriyay 12 Dublamaasi oo u dhashay Dalka Ruushka

0
Giriiga ayaa go'aansaday inuu eryo laba iyo toban diblumaasiyiin Ruush ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Giriiga. Go’aankan ayaa Arbacadii lagu shaaciyay website-ka wasaaradda . Masaafurintan ayaa...

Baarlamaanka Sweden oo ka doodaya joojinta tamarta laga keeno Ruushka

0
Khamiista soo socota, waxaa mar kale baarlamaanka Sweden la horgeyn doonaa arrinta ku saabsan joojinta tamarta ay Sweden kala soo degto Ruushka , kaddib markii guddi...

Ruushka oo ka hadlay ceyrinta dublamaasiyiinta Ruushka ee ku sugan Wadamada Yurub

0
Ruushka ayaa ka hadlay ceyrinta Dublamaasiyiinta Ruushka waxana uu ku tilmaamay mid keeneysa oo kaliya xiriirka sii xumaanaya ee labada dhinac. - Adkeynta suurtagalnimada xiriirka...

Dalalka Sweden iyo Norway oo ku dhawaaqay go’aano Cusub oo iska kaashanayaan

0
Norway iyo Sweden ayaa iskaashanaha dhanka difaaca iyadoo loo eegayo duulaanka Ruushka ee Ukraine. - Norway iyo Sweden waxaa ka dhexeeya xiriir dhow oo kalsooni...

Ruushka oo ka hadlay Xasuuqa lagu eedeeyay ee ka dhacay Duleedka Caasimada Kiev

0
Ruushka ayaa Ukraine ku eedeeyay in ay diyaariyeen sawirro iyo muuqaalo dad rayid ah oo lagu dilay meelo badan, balse aysan soo bandhigin cadeymo. Talaadadii,...

War Hada Ah: Sweden oo Ceyrisay Saddex Dublamaasi oo Ruushka ah

0
Dalka Sweden ayaa go’aan ku gaaray in uu dalka ka saaro 3 dublamaasi oo u dhashay dalka Ruushka, kadib markii dalal badan oo ka...

Germalka oo xiray Nin 90 Jeer Qaatay Talaalka Corona iyo Sababta ku kaliftay

0
Booliiska Jarmalka ayaa xiray  nin Jarmal ah oo qaatay tallaalka ka hortagga fayraska Corona 90 jeer si uu u iibiyo shahaadooyin tallaal oo been abuur...

Kuuriyada Waqooyi oo Kuuriyada Koonfureed ugu hanjabtay hub nukliyeer ah

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa ka digtay in hubka Nukliyeerka ah u adeegsan doonto Kuuriyada Koonfureed haddii dalka ay deriska yihiin ee koonfurta uu weeraro dalkaas. “Haddii...

Booliska Sweden oo soo bandhigay Qaab Cusub oo loo balansan karo Balanta Basaboorka

0
Booliska Iswiidhan ayaa go'aansaday in uu soo bandhigo hannaan cusub oo ku saabsan ballan-qaadka taariikhda cusboonaysiinta baasaboorka , taas oo dadka ku adkeynaysa in ay ballansanaadaan...