Sunday, December 28, 2025

Rasmus Paludan oo mar kale Codsaday inuu ku laabto Linköping iyo Norrköping

0
Rasmus Paludan oo ah xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish ayaa doonaya inuu mar kale ku gubo quraanka kariimka ah ee Linköping iyo Norrköping, balse...

Ruushka oo digniinta ugu danbeesay u daray Ciidanka Ukraine ee ku haray Mariupol

0
Ruushka ayaa ku hanjabaya in uu "ka takhalusi doono" askarta Ukraine ee ku haray Mariupol, kuwaas oo loo sheegay in ay hubka dhigaan ama...

Toogasho ka dhacday Suuqa laga Dukaameysto Gudaha Columbia oo 9 Qof lagu dhaawacay

0
Booliska ayaa xiray nin 22 jir ah oo looga shakisan yahay inuu sagaal qof ku toogtay xarun laga dukaameysto oo ku taal Columbia, South...

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadashey Rabshadihii ka dhacay Dalka ee Quraanka lagu gubay

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa si adag u cambaareysay waxa ay ugu yeertay "Rabshadaha hadda lagula kacay booliiska iyo dadweynaha Örebro". Jawaabta rabshada...

Örebro: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo lagu gubay...

0
Ugu yaraan sagaal askari oo bilays ah ayaa ku dhaawacmay isku dhacyo ay la galeen dad mudaaharaadayay markii uu xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish...

Xaafada Rinkeby oo Askari Boolis ah lagu Dhaawacay, Halka 8 Qof lagu Xiray

0
Nin booliis ah ayaa ku dhaawacmay rabshado galabnimadii jimcaha ka dhacay xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm , kaas oo looga soo horjeeday xagjirka garabka...

Faafaahin: Rabshadaha ka dhacay Xaafada Rinkeby ee Quraanka lagu Gubay Maanta

0
Maanta oo Jimco Xaafada Rinkeby waxaa ka dhacay Rabshado ku aadan nin Cunsuri ah oo doonayay inuu halkaasi ku gubo Quraanka Kariim. Xiliga dhacdada lagu...

War hada Ah: Xaafada Rinkeby oo Rabshado ka Socdaan Hada

0
Warar hada laga helayo Xaafada Rinkeby ayaa Sheegaya in Halkaasi ay ka socdaan Rabshado Xoogan oo ku aadan in Halkaasi Maanta lagu gubay Quraanka. Lama...

Ruushka oo ka hadlay Weeraro lagu garaacay bartilmaameedyo militari oo u dhow Kiev

0
Sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka, Igor Konashenkov, Ruushka ayaa xalay garaacay goob dhisme oo la sheegay in lagu soo saaro qalab milatari . Goobta dhismaha...

Wararka ugu Danbeeyay ee kasoo kordhay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 15 April

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 15 April. * Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa uga mahadceliyey...