Dowladda Jarmalka oo ku dhawaaqday Lacag loogu tala galay Qoysaska ka Walaacsan Guryaha
Dowladda Jarmalka ayaa ogolaatay xirmo cusub oo samatabbixin ah oo balaayiin ah loo yareeyo cadaadiska saaran guryaha Jarmalka, sida ay sheegtay warbaahinta Jarmalka.
Waa gargaarkii...
Erdogan oo u hanjabay Dalka Giriiga isagoo sheegay inuu Tilaabao ka qaadayo
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii mar kale Giriigga ku eedeeyay inay "qabsatay" jasiiradaha laga xoreeyay ee ku yaalla badda Aegean, sida ay...
Vänsterpartiet: Kaarka bisha waa in laga dhimaa 970 karoon lagana dhigaa 375 karoon
Xisbiga bidix ee gobolka Stockholm ayaa raba in uu hoos u dhigo kharashka kaarka gaadiidka dadweynaha ee bishii laga soo bilaabo 970 karoon ilaa...
Doorashada Sweden oo labo Qodob ugu muhiimsan Sanadkan, Xisbiyada qaarkood oo balanqaadyo sameeyay
Sweden waxaa sanadkan ka dhaceysa mid kamid ah doorashooyinka ugu muhiimsan Wadanka iyadoo ay jiraan Qodobo badan oo Xisbiyada soo bandhigeen si ay u...
Mareykanka oo Taiwan siiyay xirmo hub ah oo ku kacaya $1.1 bilyan
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in wadanku uu siinayo Taiwan xirmo hub ah oo ku kacaya $1.1 bilyan.
$665 milyan ayaa...
Faraha iyo Sawiro Laga qaadayo Ajaanibta soo galeysa Xaduudaha Sweden” Dowlada oo soo bandhigay...
Dowladda Iswiidhan ayaa soo jeedisay in wax laga beddelo sharciga si loo waafajiyo sharciga Iswiidhan xeerarka xuduudaha Midowga Yurub iyo fiisaha.
Sharciga Cusub ayaa ah...
Dawladda Australia oo ku dhawaaqay Qaabilaada Qaxooti Badan, Tiradooda iyo Deganaanshaha Rasmiga oo la...
Dawladda Australia waxay soo dhawaynaysaa 35,000 oo muhaajiriin dheeraad ah sanadkan si ay wax uga qabtaan shaqo yaraan.
Sidaas awgeed, 195,000 oo muhaajiriin ah ayaa...
Hadalka Raisal Wasaaraha Sweden ee ”Somalitown” oo Dood abuuray Saida Mooge Hussein oo Xisbigaasi...
hadalkii dhawaan ay jeedisay Raisal Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa dood ka abuuray dalka sweden waxana durba jira siyaasiyiin ku dhawaaqay inay ka baxeen...
Norway: Isbadal lagu Sameeyay Kaarka Wadista Gawaarida
Qof kasta oo dalbada shatiga darawalnimada cusub, laga bilaabo 1da Sebtembar, wuxuu heli doonaa mid wata naqshad cusub. Iyadoo kuwa hore lagu badalayo.
- Naqshadaynta...
Sweden: Darawalada Taxi-ga oo gabaabsi ah Magaalooyinka Qaar
Dalka Iswiidan waxaa ka jirta gabaabsi ba'an oo dhanka darawallada ah, sida lagu sheegay baaritaan ay sameeyeen ururka Taxi-ga oo ka wakiil ah sida...















