Toogasho ka dhacay Magaalada Malmö goor dhow oo Qof lagu toogtay
Nin ayaa isbitaal loo qaaday ka dib markii uu ku dhaawacmay toogasho ka dhacday magaalada Malmo kaasi oo dhimashadiisa la shaaciyay.
booliska ayaa helay afartii subaxnimo...
Heerka Kuleelka Sweden oo gaaray Halkii ugu sareesay 30 Sano kadib
Dalka Sweden ayaa laga diiwaan galiyay heer kulkii ugu sareeyay in ka badan 30 sano, kadib markii uu gaaray 35.3 digrii magaalada Målilla ee...
Erdogan oo sheegay in Sweden Noqotay Xaruun ay ku tarmaan Argagixisada
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Sweden iyo dalalka kale ee Scandinavian-ka ay noqdeen "xarumo ku tarmaan" argagixisada. Sida laga soo xigtay Expressen, oo uu soo...
Booliiska Sweden oo ka digaya 500 oo karoon oo been abuur ah
Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in booliska dalka Sweden ay ka digeen lacago been abuur ah oo gaaraya 500 oo karoon oo laga sameeyay waqooyiga...
Sweden oo kamid ah Dalalka Yurub ee ugu yar bixinta lacagta Shaqo La’anta
Warbixin cusub oo uu soo saaray ururka shaqaalaha TCO ayaa lagu sheegay in gunnada shaqa la'aanta ee laga helo a-kassan ee dalka Iswiidan laga helay...
Saddex Bilood kadib oo go’an laga gaarayo Basaboorada Harsan Sida uu sheegay Booliska
Booliska Sweden ayaa sheegay in baasabooro badan ay ku harsan yihiin xarumahooda, sababtoo ah weli ma helin dadkii lahaa.
Henrik Mårtensson, oo ah agaasimaha baasaboorada...
Booliska Sweden oo Qof ku toogtay Magaalada Göteborg
Nin 25 jir ah ayaa laga toogtay lugtiisa, magaalada Västra Frolunda ee gobolka Göteborg maanta toogashada waxaa fuliyay askari Boolis ah.
Afhayeenka booliska Hans-Jürgen Ostler ayaa xusay...
Dalka Sweden waxaa soo gaaray Kuleylka ka bilowday Britain
Kulaylka ku dhuftay dalka Britain ayaa maanta gaaray dalka Sweden . Heerkulka ayaa la filayaa inuu sare u kaco qaybo badan oo dalka ah, isagoo meelaha qaar gaaray ilaa 35 darajo.
Heerkulka dalka Iswiidan ayaa...
CSN-ta oo kordhineysa lacagta kaalmada ee Ardayda iyo mida Hawlgabka
Sicir bararka heerkii ugu sarreeyay ee Iswiidhan ayaa horseedi doona korodhka kaalmada ardayda ee Adeegga Taageerada Daraasadda (CSN), iyo sidoo kale korodhka hawlgabka, sanadka...
Erdogan oo Mar kale Sweden ugu hanjabay Xubanimada Ururka NATO
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyay Sweden inay ku guuldareysatay inay ka soo baxdo dalabkii Turkiga ee ahaa inay aqbasho xubinimada NATO.
Shir jaraa’id oo...















