Wednesday, August 20, 2025

Xisbiga Moderater-ka oo ku Dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta

0
Xisbiga Moderater-ka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta hadii uu Xisbigiisa la doorto Doorashada dhawaan dhaceysa. Xisbiga ayaa soo bandhigay Ajandihiisa waxana ku jiray...

Sweden oo taageero Cusub Siineysa Dalka Ukraine

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ballan qaaday inay siin doonto xirmo cusub oo taageero ah Ukraine. Xirmadan ayaa qiimaheedu dhan yahay hal bilyan oo...

Nasteho” Waxaa leegu Hanjabay Dil Sidaasi Darteed Waan iskaga haray Doorashada Sweden”

0
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay, Nasteho Mohamed, oo 23 jir ah, ayaa ku caanbaxday geesinimadeeda Sweden, markii ay ka soo horjeesatay wax ay ugu yeertay...

Imtixaanka Taxi-ga Sweden oo Sharciyo Cusub iyo isbadalo lagu Sameeyay

0
laga bilaabo bisha November ee soo socota waxaa isbadal lagu sameeyay Sharciga ama habka loo galo imtixaanka dadka doonaya inay qaadaan kaarka Taxi-ga waxa...

Haweeney iyo ilmo lagu dhaawacay Toogasho ka dhacday Magaalada Eskilstuna

0
Haweeney iyo ilmo ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow beer lagu nasto oo ku taal xaafadda Årby ee Eskilstuna. Labada qof ee...

Socialdemokraterna oo soo bandhigay Barnaamijkiisa Doorashada ee Kooxaha Gangiska

0
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijkiisa doorashada, isagoo diiradda saaraya tallaabooyinka laga qaadayo dembiyada kooxaha gaangiska ah, joojinta ku biirista Kooxahan, iyo adkeynta...

Magdalena Andersson ” Ma Dooneyno Magaalo ay Daganyihiin Somali kaliya Ama Taliyaani”

0
Ra’iisul Wasaaraha Sweden ee Magdalena Andersson (s) ayaa sheegtay inaysan rabin wax ay ku sheegtay “Magaalo Soomaali” ama “Somalitown” ama meelaha kale ee takooran...

Xisbiga Moderatka oo ku Dhawaaqay inuu Baabi’in doono Sharciga Socdaalka Hadii la doorto

0
Xisbiga Moderna ayaa sheegay in uu doonayo in uu meesha ka saaro mid kamid ah sharciga socdaalka ee dadka qaangaarka ah ee aan sabab...

Caasimada Finland oo lagu qabanayo Shirka NATO ee u Dhaxeeya Turkiga, Sweden Iyo Finland

0
Shirka NATO ee u dhexeeya Sweden, Finland iyo Turkey ayaa lagu qaban doonaa Finland maalinta Jimcaha. Taariikhda waxaa maanta xaqiijisay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ann Linde. Wafdiga...

Xisbiga S oo kordhinaya Lacagta Kabka ee Dadka Hawlgabka

0
Xisbiga Sooshal dimuqraadiga ayaa raba inuu balaadhiyo kabka hawlgabka ee muranka dhaliyay ee baarlamaanka loo codeeyay gugii hore. - Hadda waa inaan qaadnaa tallaabada xigta. Lacagaha...