Goormee lagu Dhawaaqayaa Natiijada Doorashada Sweden “Anna Nyqvist oo ka hadashey”
Natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada Sweden waxay kala caddaan doonaan Arbacada ugu horeyn ama Khamiista ugu dambayn, ayay tiri Anna Nyqvist, madaxa xafiiska komishanka...
War hada AH: Xisbiyada Garabka Midig oo hogaaminaya Doorashada Dalka Sweden
Waqtigan xaadirka ah, garabka midig ayaa ku hogaaminaya tirinta codadka hal kursi. Xisbiga SD oo noqday xisbiga ugu weyn ee garabka midig ayaa hiigsanaya xilalka...
Ulf Kristersson oo Noqon kara Raisal Wasaaraha Sweden hadii uu qaado tilaabadan
Guddoomiyaha xisbiga Moderaterna, Ulf Kristersson, ayaa u muuqda inuu ku jiro booska ugu wanaagsan ee uu ku noqon karo ra'iisul wasaaraha xiga ee Sweden.
Sababta...
TOOS:- Tirinta Codadka Doorashada Sweden oo Socota Xisbiga Socialdemokraterna oo hogaaminaya kaalinta labaad oo...
Waxaa soo dhamaatay codeynta doorashada Sweden waxana loo gudbay dhanka Tirirnta codadka oo marba marka ka danbeeyo ay soo kordhayaan.
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa kaalinta 1aad...
Daawo:- Natiijada Doorashada Sweden Goorta lagu Dhawaaqayo iyo xiliga Barlamaanka la dooranayo
Daawo:- Natiijada Doorashada Sweden Goorta lagu Dhawaaqayo iyo xiliga Barlamaanka la dooranayo
Somalida oo ugu Horeysa Dhanka Codeenta Marka loo eego Ajaanibta Kale “Cilmi Baaris”
Cilmi baaris ayaa muujisay in Soomaalida Swedishka ah ay codkooda ka dhiibtaan si ka sarreeya dadka kale ee ajnabiga ah.
Hashim Abdikareem, gudoomiyaha Somali Freds,...
Goobaha Codbixinta Dalka Sweden oo Saaka Furmay, Safaf lagu jiro goobaha Qaar
Siddeedii subaxnimo ayaa goobaha codbixintu ka furmeen dalka oo dhan. waa fursadii ugu dambeysay ee lagu codeeyo - waxayna u egtahay inay noqon doonto...
Wararka ugu Danbeeyay Doorashada Sweden oo mareysa heer dhamaad ah
Dalka Sweden waxaa ka socda Doorashada xisbiga cusub ee qabanaya talada Dalka iyadoo sanadkan uu yahay sanad ka xiiso badan Doorashooyinka soo maray dalkan...
Bashiir Amaan Cali ” Sweden Waxay dhiseysaa 5,000 kun oo Xabsi oo lagu Xirayo...
Dhaliilo dhowr ah ayaa loo soo jeediyay xisbiga Nyans oo loo mariyay warbaahinta Sweden, waxaana ka mid ahaa war uu shalay daabacay wargeyska Expressen...
Maxkamadda Malmö oo Xukun ku riday nin labo Macalin ku dilay Halkaasi
Maxkamadda Malmö ayaa nin 18-sano jir ah ku heshay danbi ah in uu dil u geystay labo macalin oo wax ka dhiga dugsiyada Latinka...