Sweden oo ka hadashey diyaargarowga Ciidan ee Norway iyo Xaalada Dalka
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday maanta inay diyaargarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.
Sweden ayaa dhankeeda ka hadashey go'anka Norway iyo...
Dowlada Sweden oo Sheegtay in Dhaqaalaha Dalka uu Hoos u Soconayo Xiliga Jiilaalka
Dowladda Sweden ayaa filaysa in wax soo saarka guud ee dalka (GDP) uu hoos u dhaco boqolkiiba 0.4 sanadka soo socda. Sicir bararka ayaa sidoo...
Sweden oo soo bandhigtay Taariikh-da la dhimayo Canshuurta iyo Shidaalka
Dowladda oo taageero ka heleysa xisbiga Sverigedemokraterna ayaa maanta oo Khamiis ah soo bandhigtay hindiseheedii ugu horreeyay ee miisaaniyadda cusub.
Hindisaha ayaa la xiriira...
Dowlada Sweden oo Shaaciyay Dadka Laga Caawinayo Korontada
Dawladdu Sweden waxay maanta ku dhawaaqday wax ay ugu yeertay “tallaabadii ugu horreysay” ee lagu soo jeedinayo in dadka deegaanka laga caawiyo qiimaha sarreeya...
Jimmie Åkessons ” Lacagta ay Qaataan Dadka Dalka ka Maqan Lama Aqbali karo Damiir...
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna (SD) Jimmy Okesson ayaa sheegay in Sweden ay u baahan tahay isbedel lagu sameeyo dhowr arrimood oo dhibaato u keenaya bulshada, isaga...
Go’an laga gaaray Qeyb kamid ah Dhalmada Haweenka Uurka leh
Haweenka doonaya in ay gurigooda ku dhalaan , ma heli doonaan fursad ay ku helaan dhalmada lacag la’aan ah, Isbitaalka Jaamacadda Karolinska ayaa doortay in...
Dadka iibsada Jaakada Xabada aan karin oo ku soo badanaya Eskilstuna
Tirada dadka iibsanaya jaakada difaaca oo ku soo badanaya magaalada Eskilstuna sida uu sheegay TV-ga Sweden.
Korodhkan ayay boolisku sheegeen in ay sabab u tahay kor...
Dalka Sweden:- Haweeney u dhimatay Weerar uu ku qaaday Ey,
Haweeney ayaa dhimatay kadib markii uu Ey ku weeraray magaalada Robertsfors ee gobolka Västerbotten ee dalka Sweden, sida uu qoray wargeyska Expressen.
Booliska ayaa helay...
Dowlada Sweden oo Kordhineysa Waqtiga lagu helo Lacagta Kaalmada Dheerriga ee Guryaha
Dowlada Sweden ayaa Qorsheeneysa inay kordhiso Waqtiga lagu Helayo Lacagta kaalmada ee dheeriga taasi oo Dowlada ugu tala gashay Qoysaska dagan guryaha ee laga...
Turkiga oo badalay go’ankiisa Qaxootiga kaga gudba Giriiga
Dowlada Turkiga ayaa diiday in Qaxootiga Suuriya ay ka gudbaan Xadka Dalkaasi una gudbaan Dhanka Giriiga.
Sida ay ku Warameyso Wakaalada Wararka ee Reuters ku...















