Friday, January 2, 2026

War Hada AH Heshiis Cusub oo laga filayo Xisbiyada S, MP, C iyo L...

0
iyado lagu jiro waqtiga iyo isbuucyada ugu danbeeyay waqtiga u haray doorashada Raisal waaaraha Cusub oo ay ka hartay labo mar oo kaliya ayaa...

Qaxooti ku Xayirnaa 3 isbuuc Markab dushiisa oo Wadamada Yurub loo qeebiyay.

0
Qaxooti kor u dhaafaya 49 qof isla markana ku xayirnaa Bada Mediterranean ayaa ugu danbeyn loo ogolaaday in laga soo dajiyo Markabka ay saarnaayeen kadib...

Ulf Kristersson oo Xaqiijiyay Wada-hadal u socda Xisbiyada garabka Alliansen.

0
Hogaamiyaha xisbiga moderatke ayaa ka hadlay wada-hadal u socda xisbiyada ka socda isbaheysiga Alliansen kuwaasi oo isku khilaafsanaa dowlada cusub ee hogaamineysa Sweden iyo...

Sweden Qof dhintay ilmo-galeenkiisa oo Qof kale lagu Abuurayo markii ugu horeesay.

0
Qalliin xubin talaalid ee uu sameeyo mashiinka roobotka ayaa ah cilmi baaristii ugu dambeeysay ee jir ku talaalidda xubinta ilmogaleenka. Iyadoona ilmihii ugu horreeyay...

Uppsala 20 sano jir lagu Xukumay 9 sano Xabsi ah iyo Lacag bixin.

0
Maxkamada Degmada Uppsala ayaa 9 sano oo xabsi ah ku xukuntay 20 sano jir lagu eedeeyay dil will 17 sano ah oo mindi lagu...

Sweden dadka badalaya jinsigooda oo sii kordhay sanadkan.

0
Waxaa kor u sii kacaya tiradada dadyoowga dooneya sharciyan iney is bedel ku sammeeyaan jinsigooda. Hayadda hoggaanka bulshada ayaa sannadkii ina dhaafey dalabaad ka...

Sweden Xisbiga Moderate-ka oo bilaabay Wada-hadal uusan ku jirin Xisbiga SD.

0
Xisbiga Modertarka-ka ayaa bilaabay wada-hadal Cusub oo salka ku haya in Dowlada cusub uu hogaaminayo uu ka saaro Xisbiga Cunsuriga ee SD isagoo wada-hadalka...

Xisbiga Liberalerna oo isku Khilaafsan Xisbiga Hogaamindoona Dowlada Sweden.

0
Af hayeenka siyaasadda difaaca ee xisbiga Liberalerna Allan Widman ayaa aaminsan xisbiga Moderaterna iyo in aannu la shaqeeyn doonin xisbiga Sverigedemokraterna. - Waxaan u fahmayaa...

Baaritaan iyo isbadalka lagu sameenayo Sharciga Dadka aan Lixaadka laheen ee LSS.

0
Dad badan oo sweden ku nool ayaa wal wal xoogan waxay ka qabaan sharciga LSS kaasi oo caawiya isla markana xaquuq siiya dadka aan...

Sweden Dadka ugu badan oo u codeeyay in Doorashada dib loogu laabto.

0
Mudo afar bilood ayay ku dhowdahay markii dalka sweden ay ka dhacday doorasho ay ku tartameen wixii markaasi ka danbeeyay ma jirto dowlad ay...