Xaafadaha ay daganyihiin Qaxootiga oo lagu kordhiyo lacagaha kirada kuryaha
Qaramada Midoobey ayaa warqad digniina ugu sheegtay hoggaanka magaalada Stockholm cawaaqibta ka imman karta marka guryaha degmooyinka laga iibiyo shirkado waaweyn taasoo keeneysa iney...
Xisbiyo badan oo taageeray in Annika Strandhäll lagala noqdo kalsoonida Barlamaanka
dhoor xisbi oo ka tirsan Barlamaanka Dalka Sweden ayaa ku dhawaaqay in ay kalsoonida kala noqdeen Annika Strandhäll oo kamid ah wasiirada Dalka Sweden...
War hada ah Götenborg oo lagu xiray Maamulo iskuul diini ah oo Madax...
xili dhawaan maxkamad lasoo taagay aas aasihii Maamulka iskuulada Al-azhar ayaa wararka laga helayo Götenborg waxay sheegayaan in halkaasi lagu xiray maamulo kale oo...
Qaxootiga Sharci la’anta ah oo Fursad Sharci ku heli kara Tirada Qaxootiga iska dhiiba...
Qaxootiga kasoo carara wadamada ay ka jiraan colaadaha iyo kuwa kale oo si shaqsiyan uga soo tagay dalalkooda ayaa iska dhiiba Dalka sweden hase...
Caruurta ugu horeysay ee Kooxda daacish oo Sweden lagu soo dhaweeyay
Caruurtii argagixiyihii Michael Skråmo, oo sannadkan lagu dilay Suuriya isaga oo ka garab dagaalamaya ururka argagaxisada ee Daaceesh, ayaa dhowaan ka soo degey madaarka...
Qiimaha Shidaalka Sweden oo Qaali noqday Dowlada oo wali xal ka gaarin
Qiimaha Shidaalka Dalka Sweden ayaa saro u kacay waxana uu gaaray halkii ugu sareysay taasi oo keentay in banaan baxyo looga soo horjeesto arintaasi.
Qiimaha...
Dowlada Sweden oo fududeneysa keenista iyo mideenta Qoysaska kala maqan
mudo sadax sano ayaa laga joogaa tan iyo markii Dowlada sweden ay keentay Sharci adkeenaya Qaxootiga doonaya in ay joogaan Sweden iyo kuwa kale...
Lix bilood oo Xabsi ah Qofka kaar la’an (SL) ku gala Gadiidka iyo Tareenada...
Dalka Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm dad badan ayaa u isticmaala Tareenada iyo Basaska Shirkada SL kuwaasi oo loo isticmaalo kaarka SL-ka oo shirkada...
Malmö Qarax ka dhacay Makhaayad ku taalla Xaafada Lilla torg
haben hore ayuu qarax ka dhacay makhaayad ku taal xaafada Lilla torg ee magaalada Malmö.
Boliiska halkaas ayaa sheegay in ay islamarkiiba gacan ku dhigeen...
Dowlada Sweden oo go’an kale kasoo saartay Xaduudaha laga Xiray Qaxootiga
Dowlada Sweden ayaa sanadkii 2015 xirtay xaduuda ay la wadaagto wadamada kale ee Yurub kadib markii Qaxooti badan kasoo gudbeen kuwaasi oo iska dhiibay...
















