SMHI Kuleel aad u sareeya oo dib ugu soo laabanaya Gobolada Dalka Sweden
Sida ay shaacisay hay'ada Cimilada u qaabilsan Dalka Sweden waxaa la filayaa in isbuucaan uu dib u soo laabto kuleelka aadka u sareeyay ee...
Sweden Qofkii ugu horeeyay oo ku dhintay Shil uu la galay Iskuutarka Casriga
Nin 27 jir ah ayaa shilkii ugu horeeyey la galay basakiilka nuuca iskuutarka elektronikada ah oo uu xawaare daran ku waday.
27-jirkaan ayaa xawaare sare...
Sweden Xijaabka oo laga Mamnuucay Gabdhaha dhigta Dugsiyada Xanaanada ee Degmada Staffanstorp
Waxaa soo baxaya jawaabo la xiriira go’aankii ay degmada Staffanstorp ugu codeyay mamnuuca xijaabka madaxa la saarto ee gabdhaha dhigta dugsiyada xanaanada illaa iyo...
Booliska Sweden oo ka Cabanaya Aamusnaanta Shacabka Marka uu Fal dhaco
Dadka dembiyada loo geeysto, dembiilayaasha iyo markhaatiga ayaa ka gaabsada in ay ka jawaabaan su´aalaha kolka uu boliisku ku howl jiro dembibaaris. Waa sida...
Daraasad Ajaanibta Sweden oo ku adagtahay Helitaanka Shaqooyinka Dalka
Daraasaad cilmi baaris ah oo soo gaartay Ekot ayay ku caddahay in ajnabiga ku dhaqan Sweden ay kaga adag tahay gelitaanka suuqa shaqada marka...
Tirada Toogashada Caasimada Stockholm oo hoos u dhacday Sanadkan
Baaritaan ay sameeysay laanta wararka Ekot ayaa lagu ogaaday in tirada dadka toogashada lagu diley magalada Stockholm sannadka ay illaa imminka ku dhowdahay tirada...
Natiijada Doorashada Barlamaanka Midowga Yurub ee Sweden ka dhacday
Doorashada Barlamaanka Midowga Yurub ayaa xalay ku soo dhamaatay Gobolada Dalka Sweden Abaaro 9 Fiidnimo waxana lagu dhawaaqay Natiijada kasoo baxday Codadka la dhiibtay.
Doorashada...
Xaafada Rinkeby oo Qof Lagu toogtay goor dhow
Wararka laga helayo Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay Qof.
Booliska ayaa helay Digniin Muujineysa in Xaafada Rinkeby gaar...
Xisbiyada Sweden oo ku kala qeybsan Qaabilaada Qaxootiga soo galaya Midowga Yurub
ku dhawaad sadax sano guud ahaan wadamada Xubinta ka ah Midowga Yurub ayaa wada dadaal ay ku doonayaan sidii looga heshiin lahaa tirada Qaxootiga...
Migrationsverket Dadka Heesta Sharciga ku meel gaarka oo loo kordhinayo Deganaanshahooda
Sanadkii 2015 oo dalka Sweden iska dhiibeen Qaxootiga tiro badan ayaa lasoo saaray sharci dhigaya in dadka la siiyo sharci ku meer gaar ah...
















