Maxaa ku soo kordhay Xaalada Coronavirus ee Sweden
Afartan qof oo hor leh ayuu cudurka Coronavirus ku dilay Sweden, sida ay shaacisay hay’adda caafimaadka bulshada. Guud ahaan tiradda dhimashada Sweden ayaa mareysa...
Dhimashada Sweden ee Coronavirus oo mareysa 333 Qof
Sida ay ku warameyso Folkhälsomyndigheten ku dhawaad 333 Qof ayaa u dhimatay Caabuqa Coronavirus tan iyo Markii uu Xanuunka ka dilaacay Dalka.
Sidoo kale 6078 Qof...
Sweden oo xiligan Qorsheneysa Xiritaanka goobaha Bulshada iyo Amaro kale
Dowlada Sweden ayaanan ilaa hada xirin goobaha bulshada isku timaado sida Maqaayada,Gadiidka dadweynaha la Raaco iyo iskuulada qaar kuwaasi oo furan.
Iyadoo taasi ay jirto...
Shaqaalaha oo loo kordhinayo Mushaharka iyo Saacadaha Shaqada
Dhibaatada uu keenay Corona ayaa wali ka socota Dalka Sweden waxaana Magalaada Stockholm ku adag Shaqaalaha Caafimaadka iyadoo taasi lagu sameeyay isbadal.
Isbadala Cusub waxaa...
Sweden oo ka jawaabtay Somalida warbixin la’anta ku dhacday ee Corona u dhintay
Sweden ayaa ka hadashey somalida dhawaan u dhimatay Cudurka Corona waxaana arintaasi ka hadlay maamulka dhanka Caafimaadka
Su’aalihii shirka jaraa’id lagu weeydiiyey Anders Tegnell ayey ka...
Dhaqaale gaaraya 20 bilyan oo loogu deeqay Degmooyinka Sweden
Degmooyinka ayaa dowladda ka helaya 20 bilyan oo dheeraad ah. Sidaa waxa xaqiijiyey dowladda iyo xisbiyada Centerpartiet iyo Liberalerna mar ay soo bandhigeen miisaaniyadda...
Dhimashada Coronavirus ee Sweden oo 200 qof dhaaftay
239 ruux ayaa u dhintay feyruuska Corona. Dhanka kale ayey tirada qaaday gaadhay 5000. Sidaas ayey heeyada caafimaadka dhowan ku shaacisay shir saxaafadeed.
Islamarkaas ayey...
Booqashada Goobaha Waayeelka Sweden oo la Mamnucay
Dawladda ayaa mamnuucday booqashooyinka lagu tago dhammaan goobaha lagu xannaaneeyo waayeelka ee dalka.
Dowlada ayaa sidoo kale kor u qaadid saamiyada tijaabada ee fayruska corona,...
Sweden:- Somalida Waayeelka oo laga caawinayo Adeega
Tobbaneeyo dhallinyaro iswiidhish soomaali ah kuna nool xaafadaha Järva ee magaalada Stockholm ayaa dhowaan furay khad telefan halka ay waayeelka aan soo adeegan karin...
Sharuudaha lagu heli karo Lacagta A-kassa ee xeerka cusub
Sweden waxay si kumeelgaar ah u dejisay sharciyada ku saabsan cidda u qalanta caymiska shaqo la'aanta, iyada oo qayb ka ah xeerar cusub oo...















