Sweden oo baaritaan ku sameneysa Talefanada Daweynaha Coronavirus dartii
Dowlada Sweden ayaa la tacaaleysa Xaalada Coronavirus ee ka jirta Wadanka waxaana ay soo bandhigtay Talaabooyin kala duwan madama 700 boqol ay mareyso dhimashada...
Xisbiyada Sweden oo Dowlada siiyay Awood dheeraad ah iyo Sharciyo la filan karo dhawaan
Kulan ey hoggaamiyeyaasha xisbiyadu salaasadii yeeshee ayay ku caddaatay in dawladda la siin doono awoodo dheeri ah oo ey go’aanno degdeg ah ku gaari...
Tirada Dadka Waayeelka ee ku dhintay Stockholm oo lasoo bandhigay
Afartiiba mid dadka u geeriyooday cudurka covid-19 ayaa ku noola goobaha wayeelka lagu xanaaneeyo ee gobolka Stockholm. Isla waqtigaas waxaa sii kordhya tirada waayeelka...
Sweden oo soo bandhigtay Goobaha ay Xireyso iyo Awooda dheeriga ay u baahan tahay
Dawladda ayaa soo ban dhigtay mooshin cusub oo ka hadlaya fursadaha kordhay ee lagu soo bandhigayo tallaabooyin dheeri ah oo ku saabsan fayruska iyo...
Xaafada Rinkeby oo ugu badan Xaafadaha Stockholm ee laga helay Coronavirus
Tirada ugu badan ee qaaday cudurka Corona gobolka Stockholm waxeey degan yihiin xaafadaha Rinkeby-Kista. Sida uu muujiyay tirokoobka cisbitaalada oo dhowaan la shaaciyay.
Marka la...
Arbetsförmedlingen:- Shaqo la’anta Sweden oo korortay
Tirada dadka ku shaqo waayey xaaladda Corona ayaa kordhaya ka dib iyada oo uu dalabku yaraaday. Waa sida laga ogaaday tirakoob cusub oo ka...
Xaafada Tensta Guri ku yaala oo Meyd laga helay Galabta
Nin maydkii ayaa laga helay guri ku yaala xaafadda Tensta oo dhacda waqooyi galbeed ee magaalada Stockholm, sida boliiska laga soo xigtay.
Ciidanka ammaanka ayaa...
Dhimashada Dadka u dhintay Corona ee Sweden oo mareysa 401 Qof
Hay'ada Caafimaadka Daweynaha sweden ayaa goor dhow soo saartay Tirada iyo Halka uu marayo Xanuunka Caronavirus ee guud ahaan Dalka.
Tirada dhimashada Xanuunka ayaa maanta...
Duulimaadka Ganacsi ee Sweden iyo Uk oo la joojiyay
Dhammaan duullimaadyada ganacsi ee u dhexeeya Sweden iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa la joojiyey Khamiista shalay, sida laga soo xigtay safaaradda Ingiriiska ee Stockholm.
Safaaradda ayaa...
Dhageyso:- Tirada Somalida ku dhimatay Sweden iyo ingariiska oo korortay
Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba’an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub, oo aad...
















