Home Wararka Maanta Maxaa ku soo kordhay Dhimashada Coronavirus ee Sweden

Maxaa ku soo kordhay Dhimashada Coronavirus ee Sweden

0

Hay’ada Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta diiwaan galisay 96 Qof oo u dhimatay Xanuunka Corona waxaana tirada guud ay ka dhageysa 4,125 qof oo u dhimatay Xanuunka sida Shir jaraa’id ku sheegtay karen Vissel oo ka tirsan qeybta Caafimaadka.

Karen ayaa intaasi ku dartay in ay hoos u dhacday tirada Dadka u dhinta Xanuunka iyadoo intaasi ku dartay in 1987 Qof ay ku jiraan qeybta Xaalada Deg dega waxana qeybtaasi ku soo kordhay 30 qof oo dheeraad ah marka la eego tirada Shalay.

Guud ahaan 5.5 Milyan ayaa qaaday Xanuunka marka la eego dunida halka ay u dhinteen 346,000 Qof  qaarada Yurub 161 Qof ayaa u dhimatay halka Xanuunka laga helay 1.4 milyan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here