Labo Degmo oo laga diiday Mamnuucista Xijaabka oo ay soo saareen
Degmooyinka Staffanstorp iyo Skurup ayaa doonayay inay ka mamnuucaan gabdhaha inay xijaab xirtaan markay iskuulka joogaan. Laakiin hadda waa laga diiday go'anka ay soo...
Shir Jaraa’id oo Dowlada Sweden ku soo bandhigtay Xanibaadyo Cusub
Dowlada Sweden ayaa soo kordhisay in ay kulmi karaan 8 qof oo kaliya si looga fogaado faafitaanka xanuunka Corona.
Feyrasku si fudud ayuu ku faafaa...
Dhalinyarada oo ugu badan Faafitaanka Corona ee Dalka Sweden
Waqtigaan la joogo, dhalinyarada ayaa noqotay kuwa ugu badan ee ku faafa viruska corona gudaha Dalka Sweden dhalinyarada ayaa da'doodu u dhexeyso 20 ilaa...
Dowlada oo soo jeedisay in Shaqaalaha loo fududeeyo ku shaqeynta guriga
Wasiirka shaqada Eva Nordmark ayaa ku boorisay loo shaqeeyayaasha inay awood u siiyaan shaqaale badan inay ku shaqeeyaan guryahooda maadaama cudurka Corona uu ku...
Xukun lagu riday Nin guday 9 Wiil isagoo isticmaalaya Qalab koronto ah
Nin Suuriyaan ah, oo sheegtay inuu yahay dhakhtar isla markaana gudniin ku sameeyay sagaal wiil isagoo adeegsanaya qalab koronto ayaa la siiyay xukun ganaax...
Labo Qof oo ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Magaalada Götenborg
Laba haween ah ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay Götenborg Haweeney da'deeda lagu qiyaasay 85 sano ayaa dhaawac culus soo gaaray. Qof kale ayaa...
Raisel Wasaaraha Norway oo Tusaale Feecan u soo qaadatay Somalida
Raisal Wasaaraha Dalka Norway oo Shir Muuqaal ah la qaadatay Wasiirada Dalkeeda ayaa kala hadashey arimo badan oo qeyb ka ah sida looga hortagi...
Sweden oo soo rogtay sharciyo Cusub iyo Mamnuucista goobaha qaar ee la booqdo
Golaha Magaalada Stockholm ayaa mamnuucay booqashada guryaha waayeelka si joogto ah. Degmada Göteborg ayaa damacsan inay soo saarto go aan lamid ah sidoo kale...
SVT oo soo bandhigay Hab cusub oo shaqooyin ku heleen Dadka ku cusub Wadanka
Tirakoob uu soo bandhigay Talafashinka SVT ayaa lagu soo bandhigay in Dadka wadanka yimid sanadkii 2015 ay shaqooyin ka heleen deegaanada Miiga ah marka...
Booliska Sweden oo sheegay in Weeraro Argigixiso ka dhici karaan Dalka gudihiisa.
Toddobaadyadii la soo dhaafay, Kooxaha argagixisada waxay weeraro ka geysteen labada dal ee Faransiiska iyo Austria.
Booliiska Sweden waxay rumeysan yihiin inay jirto qatar in...
















