Friday, September 5, 2025

Raisel Wasaaraha Sweden oo lagu heesto goob Dukaan oo uu booqday

0
Raisel wasaaraha Sweden ayaa Dadweynaha ugu baaqay in ay joogaan guryahooda iskana ilaaliyaan booqashada Dukaamada xiliga Fasaxa si looga hortago Xanuunka Corona lakin taasi...

Xaafada Tensta oo Sadex qof lagu toogtay goor dhow oo caawa ah

0
Toogasho ayaa ka dhacday Caawa xaafada Tensta ee waqooyi galbeed ee Caasimada Stockholm waxana la xaqiijiyay in Saddex qof ay ku dhaawacmeen. toogashada ayaa dhacday...

Sweden ku dhawaad 205 Qof oo u dhitay Xanuunka Coronavirus

0
Laga soo bilaabo Diisambar 23, Iswiidhan waxay diiwaangelisay 205 dhimasho cusub oo ka dhalatay xanuunka 'covid-19', sida uu qoray wargayska SVT . Dhimashooyinka ugu badan ayaa dhacay usbuuca...

Qiimaha Kaararka Lagu raaco Gaadiidka Sl oo la kordhiyay laga bilaabo 5 January

0
Sida ay Shaacisay Shirkada Gaadiidka u qaabilsan Caasimada Stockholm waxaa la kordhiyay Qiimaha lagu jaranayay Kaararka loo isticmaalo Gaadiidka kala duwan. Laga bilaabo 5 Januar...

Sweden oo soo bandhigay Waqtiga uu bilaabanayo Sharciga Cusub ee Corona iyo inta uu...

0
Dowlada ayaa maanta u soo bandhigtay sharciga ku meel gaarka ah ee Corona gudiga sharciga ee Dalka. Wasiirka arrimaha bulshada Lena Hallingrin ayaa shir...

Gon Brett Jonson oo 91 sano jir ah oo noqotay Qofkii ugu horeeyay Sweden...

0
Gun-Britt Johnsson, oo Haweeney 91 sano jir ah, taasi oo noqotay qofkii ugu horreeyay ee qaadata tallaalka COVID-19 gudaha Sweden waxay ku nooshahay goob...

Sweden, Faransiiska iyo Canada oo laga helay Nuucyada Cusub ee Coronavirus-ka ah

0
Canada ayaa laga helay laba xaaladood oo kala duwan oo coronavirus ee ku faaftay koonfur-bari England. Cudurku ayaa laga helay laba qof oo sida muuqata...

Kalsoonida Stefan Löfven ee Dadweynaha Sweden oo Korortay Mudada Coronaha lagu jiray

0
Kalsoonida lagu qabo Ra'iisul Wasaaraha Stefan Löfven ayaa kordhay xilligii deyrta, in kasta oo mowjad labaad oo Corona ah ay dib u soo laabteen. Isugeyn...

Digniin:- wadooyinka oo maanta iyo bari Simbiriix uu ka jiro

0
Stockholm: Waaxda saadaasha hawada ee Iswiidhan ayaa ka digtay in lagu siibto jidadka ku yaal galbeedka Sweden inta lagu guda jiro maalinta Kirismaska. Sida...

Folkhälsomyndigheten ” Sharciga Corona kuma filna yareenta Faafitaanka Cudurka ”

0
Maamulka Caafimaadka Dadweynaha, oo ka jawaabaya soo jeedinta dowladda ee ku saabsan Xeerka Faafidda Corona, ayay sheegeen in sharcigan uusan ku filnaan doonin xakameynta...